Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar oo Sheegay In Maayirka Boorama Ka Qaaday Dhul Uu Leeyahay

0
1245

Boorma (Hargeisa Press)- Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar oo ka mid ah culimada waa weyn ee Somaliland ayaa waxaa uu cabasho xoogan ka muujiyay Maayirka magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi.

Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar ayaa sheegay in Maayirka magaalada Boorama uu xoog kaga qaaday dhul uu leeyahay oo ku yaala magaalada Boorama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here