Jaaliyadda Somaliland Ee Qaraada Yurub oo Jawaab-Adag U Diray Maamulka Soomaaliya

0
Stockholm (Hargeisa Press) – Dallada guud ee ay ku mideysan yihiin Jaaliyaddaha Somaliland ee Qaarada Yurub, ayaa si adag uga jawaabay hadallada soo noqnoqday...

Beesha Caalamka oo Baaq Ka Soo Saartay Xaaladda Magaalada Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Dalalka Beesha Caalamka, ayaa waxaa ay baaq xaasaasi ah ka soo saareen xiisadda ka taagan magaalada Laascaanood ee sababay rabshadaha dhimashada iyo...

Somaliland oo Ka Digtay Faro-gelin Ay Soomaaliya Ku Hayso Laascaanood

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay xaaladda magaaladda Laascaanood, iyada oo tacsi...

Xisbiga Waddani oo Sheegay In Ciidamada Somaliland Aanay Ka Baxayn Laascaanood

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada Somaliland aanay habayaraatee magaalada Laascaanood ka bixi doonin. Waxaa uu...

Shirkaddaha Isgaadhsiinta Ee Magaalada Laascaanood oo Amar Culus La Dul-dhigay

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo Milateri ah oo ka...

Xukuumadda Somaliland oo Ballanqaaday Bixinta Magta Dadkii Ku Dhintay Dibad-baxyadii Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay shaaca ka qaaday inay bixin doonto magta dadkii ku dhintay mudaharaadyadii ka dhacay magaalada Laascaanood. Guddigii...

Jawaab Burineysa Marin-habaabintii Waddani Ku Sameeyay Xeerarka Iskaashiga Somaliland iyo Mareykanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbi xaakimka talada dalka haya ee KULMIYE, ayaa si adag uga hadlay hadallo ka soo yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee...

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Magaalada Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegay aan in xaaladda magaaladu ay saaka...

Golaha Guurtida oo Soo Dhaweeyay Dhaqan-gelinta Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Mareykanka

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Golaha Guurtida Somaliland, ayaa soo dhaweeyay dhaqan-gelinta ay Dowladda Mareykanku ku meelmarisay Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo USA. War-saxaafadeed ka soo baxay...

Warbixinta Somaliland oo Lagu Fallaanqeyn Doono Baarlamanka Mareykanka

0
Washington (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Mareykanka Joe Bide, ayaa saxeexay horraantii bishan xeerka ogolaanshiyaha difaaca qaranka Mareykanka, kaas oo diiradda saaraya ammaanka qaranka, isaga...