Daawo Muuqaal: Tababar Casri ah oo Shaqaale ka Tirsan Warfaafinta loo furay iyo Kuwo loo Xidhay

0
1119

Hargeysa, (HargeisaPress) — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa tababar u xidhay qaybo ka mid ah hawlwadeenada wasaaradda, qaar kalena u furay tababar.
Tababarkan oo ay Shaqaaluhu ku qaadanayeen Culuunta Casriga ah ee Saxaafada ayaa Mas’uuliyiinta Wasaaraddu halkaasi ka hadleen.

HALKAN KA DAAWO


 

HargeisaPress News Desk  — Hargeysa
info@hargeisaPress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here