Daawo Muuqaal: Bilicda Laascaanood oo Laga Shaqaynayo

0
1112
Laascaanood, (HargeisaPress) — Dawladda Hoose ee Magaalada Laascaanood oo kaashanaysa ciidamada Ammaanka ayaa saaka oo Isniin ahayd ka bilowday suuqa Khudradda ee Magaaladaasi hawlgal lagu dhacsiinayo khudradlayda in ay ilaaliyaan nadaamka oo ku ekaadaan gudaha suuqaasi

Halkan ka Daawo

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY