Orodyahanka Mo Farah Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyey Xuska Sanad Guurada 25-naad Ee 18-ka MAY

0
1112

Hargeysa, (HargeisaPress) —Orodyahanka Mo Farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse waddanka Ingiriiska u orda, ayaa muuqaal uu soo duubay waxa  uu ku hambalyeeyey shacabka Somaliland munaasibadda 18 May awgeed

 

Muuqaalka uu Orodyahankani soo duubay ayaa uu ku baahiyey baraha bulshada iyadoo lagu arkayey Barihiisa khaaska ah iyo kuwo kale oo muwaadiniinta Somaliland ay Faafinayeen.

 

Mo Farah waa Orod yahan Dhigay Rikoodho cusub oo uu ku hogaaminayo dalka UK ee uu u ordo imika.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka dawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY