Munaasibad Balaadhan Oo Loo Qabtay Dufcaddii 7aad Ee Ka Qalin Jabisa Jaamacada Alpha University.

0
Hargaysa, (HargeisaPress) – Munaasibad Balaadhan Oo Loo Qabtay Dufcaddii 7aad Ee Ka Qalin Jabisa Jaamacada Alpha University. Tirada Ardaydan Maanta Dhammaystay Culuunta Kala Duwan...

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Ku Yimid Doorashooyinka

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka dareen celiyay hadalkii  komishanka doorashooyinka qaranka ee la xidhiidhay in xiligoodii ay dib uga...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Soo Afjaray Dacwad Dhul oo Muddo Dheer Maxkamadda Ku Jirtay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Somaliland ayaa sulux ku dhameeyay dacwad dhul ah oo muddo dheer maxkamadda ku jirtay. Dhulka...

Somaliland: Ciidanka Booliska Oo Gacanta Ku Dhigay khamrigii Ugu Badnaa+Noocyadda Ay Kala Yihiin

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Gacanta Ku Dhigay khamrigii Ugu Badnaa laga dhex qabto gudaha Caasimadda Hareysa. https://youtu.be/oWc5B9fkdhc  

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Go’aanka Saddexda Xisbi Qaran,Muddo Kordhinta La Samanayo

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay heshiiska saddexda xisbi qaran ee dib u dhigista doorashada madaxtooyada Somaliland,Muddo Kordhinta goluhu...

Safiirka Djibouti U Fadhiya Somaliland Oo ka Hadlay Codayntii Doorashada Ee Maanta Ka Dhacday...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Somaliland ayaa ka hadlay codayntii doorashada madaxtooyada Somaliland ee maanta ka dhacday Somaliland,waxaana uu faahfaahin ka bixiyay...

Degmada Wajaale Oo Ay Haysato Waddo Xumo + Qashin Iyo Dhiidhi Yaala Wadooyinka+ Maamulka...

0
TOG WAJAALE , (HargeisaPress) —Degmada Wajaale oo kamida degmooyinka waa way nee hoos yimaada gobolka gabiley ayaa waxa maalmihii u danbeeyeyba ka da’ayay roobkii...

Sool: Wasiirro Dhagax Dhigay Qaybta Tamarta Qoraxda Laga Dhaliyo Ee Cusbitalka Laaascaanood

0
Laascaanood (HP): Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta jamhuuriyadda Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa maanta dhagax dhigay cusbitaalka Laascaanood qaybta Tamarta laga dhaliyo Qoraxda. ...

Somaliland: Guddiga Qandaraasyada oo Fashiliyey Qorshe lagu Xakamaynayo Qishka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dalka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa sannadkan u qorshaysay inay gacan bir ah ku qabato khiyaamooyinka iyo Qishka ku yimaadda Imtixaanka Shahaadiga ah...

Agaasimaha Wasaaradda Shaqadda Oo Qalab Xafiiseed Gaadhsiiyay Xafiiska Wasaaradda Ee Boorama

0
Boorama (Hargeisa Press): Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda Somaliland Maxamed Cilmi Aadan, ayaa maanta qalab  ku wareejiyay xafiiska ay wasaaradu ku...