Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Go’aanka Saddexda Xisbi Qaran,Muddo Kordhinta La Samanayo

0
1123

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay heshiiska saddexda xisbi qaran ee dib u dhigista doorashada madaxtooyada Somaliland,Muddo Kordhinta goluhu samaynayaan,sidoo kalena waxa uu ka jawaabay eedaymo uga yimi murashaxa xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here