Awaamiir Culus Oo Taliye Cabdillaahi Fadal Oo Kusoo Rogay Garoonka Hargeisa Stadium

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa sheegay  in ciyaaruhu ilaa hada u socdaan si nabad galyo ah loona baahan yahay in dadweynuhu ciidanka kala...

Ku Simaha Madaxweynaha Oo Qaabilay Safiirka Somaliland/Somalia iyo Madaxa Hay’adda USAID Ee Nairobi +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ahna Ku simaha madaxweynaha mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil (Saylici) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday safaaradda uu...

Madaxda Jabuuti, Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya oo War-murtiyeed Soo Saaray

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Guddoomiyay shir afar-geesood ah oo ay wada yeesheen Madaxweynaha Kenya William Ruto, Madaxweynaha...

Tababar Loo Soo Xidhay Garsoorayaasha Iyo Tababarayaasha Kubadda Cagta Somaliland Oo Muddo Socday ...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey 60 iskugu jira garsoorayaasha iyo tababaraasha kala...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Iyo Weftigii Uu Hogaaminaayey Ee Dalka Ingiriiska Hawlaha Shaqo Ugu Maqnaa...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle Iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ee hawlaha shaqo dalka Ingiriiska u joogay...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Kayd Biyood Cusub Oo Laga Hirgeliyay...

0
Hargeysa (Hargeisa Press): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xadhiga ka jaray   kayd biyood cusub oo laga hir geliyay koonfurta magaaladda Hargaysa. ...

Xukuumadda Somaliland Oo Xayirtay TV-yadda Horyaal iyo Eryal

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xayiraad saartay labadda telefishan ee Horyaal tv iyo Eryal tv xarumahoodda magaaladda Hargaysa. Waxaana subaxnimadii hore ciidamo ka...

Dhakhtarkii ugu Casri sanaa Dhinaca Ilkaha oo saka Laga Furay Burco iyo Masuliyinta Gobolka...

0
BURCO,(HargeisaPress) — Dhakhtar Caalamiya oo dhinaca ilkaha ah oo ay fureen Dhakhaatiir Qurbajoog ah oo Takhasuskoodu yahay Ilkaha islamarkaasna u dhashay Somaliland ayaa saaka...

Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Iyo Wefti Weheliyay Oo Kala Qayabgalay Jaalliyadaha Somaliland Ee Maraykanka Xuska

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Hay’adda Qurbajoogga Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdi Cabdullaahi Xirsi (Dayaxweerar) ayaa kala qaybgalay Jaalliyadaha Somaliland ee dalka Maraykanka xafladaha loogu debbaal-degayo xuska...

Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dib U Dhaca Ku Yimid Doorashooyinka

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka dareen celiyay hadalkii  komishanka doorashooyinka qaranka ee la xidhiidhay in xiligoodii ay dib uga...