dil-ka-dhacay-hargeysa

Askari Ka Tirsanaa Ciidamada Booliska oo Lagu Dilay Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa saaka dil loogu gaystay bartamaha magaalada Hargeysa, sida ay xaqiijiyeen Ciidanka Booliska. Askarigan oo...

Daawo Muuqaal: Madaxweyne Siilaanyo Socdaal ku Jooga Berbera iyo Wareejinta Dekedda Berbera

0
BERBERA, (HargeisaPress) — Madaxwyenaha Somaliland oo Socdaal kooban ku tegay magaalada Berbera ee Gobolka saaxil .Dekedda iyo Madaarka berbera oo maalinta berri ah lagu...

Nuxurka Khudbad Uu Madaxweyne Biixi Ka Jeediyay 36 Guurada Ka Soo Wareegtay Dhagax-Tuurkii 1982

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey 36-guurada kasoo wareegtay maalinta dhallinyarada Somaliland...

“Dhibaatooyinka ugu waaweyn waa aafadda dhul oodashadda dhuxulaysiga iyo jarista dhirta qoyan”…

0
Hargaysa (HP): Badhasaabka gobolka Maroodijeex ayaa sheegay in dhibaatooyinkii ugu waaweynaa ee sanadkii tegay ka dhacay degmooyinka gobolka hoos yimaadda ay ahayd arrimaha muranka...

Wariye Abdirisaaq Xaaji Catoosh oo Ka Waramay Dhacdo Uu Boorama Ku Arkay

0
Hargeisa (Hargeisapress)- Wariyaha caanka ah ee ka hawl geli jiray Idaacada laanta afka Soomaaliga ee BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa waxa uu si qoto...

Sulaadiinta, Cuqaasha, Aqoonyahanka Iyo dhalinyarta Beesha Bariga Hargaysa oo Taageeray, Saldhiga Milatari ee Dawladu...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Sulaadiinta, Cuqaasha, Aqoonyahanka Beesha badhtamaha iyo bariga Hargaysa ayaa si weyan u taageera go’aanka ay xukuumadu Imaaraadka ku siinayso Saldhiga milatari ee Madaarka...

Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo James Swan?

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. James...

Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Baabuur Ku Caawisay Degmadda Sheekh

0
Berbera (HP): Dawladda hoose ee degmadda Berbera ayaa maanta baabuur iyo qalab kala duwan ku wareejiyay maamulka dawladda hoose ee degmadda Sheekh ee gobolka...

“Waxaa Ifarxad Gelinaysa Horrumarada Is-dabajoogga Ah Ee Ka Gobol-ahaan Ku Talaabsanay”

0
Gabiley (Hargeisa Press) – Badhasaabka gobolka Gabiley Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa guul weyn ku tilmaamay maashaariic kala duwan oo ay ka maamul ahaan ka...

Shirkadda Dahabshiil oo Deeq Sibidh Ah Ugu Deeqday Dhismaha Dayrka Dugsiga New Gabiley

0
Gabiley (HargeisaPress) —Maamlka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley ayaa waxa ay maanta deeq sibidh ah oo loogu tala galay dhismaha dayrka New Gabley kala wareegtay...