Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Baabuur Ku Caawisay Degmadda Sheekh

0
530

Berbera (HP): Dawladda hoose ee degmadda Berbera ayaa maanta baabuur iyo qalab kala duwan ku wareejiyay maamulka dawladda hoose ee degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil.

Baabuurkaasi oo noociisu yahay Iska Rogo, waxaa munaasibadii lagu wareejinayay goob joog ka ahaa badhasaabka gobolka Saaxil, maayarka Berbera iyo masuuliyiinta degmadda Sheekh.

Daawo Warkaasi Oo Faah-faahsan:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here