Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Cusbitaalo Hargaysa Laga Dhisayo

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay laba cusbitaal oo laga hirgelinayo caasimadda Hargaysa. Cusbitaaladan ayaa mid laga dhisi doonaa degmadda Calain...

Xulka Daadmadheedh Oo Ku Guulaystay Koobka Goboladda Somaliland

0
Hargaysa (HP): Koobka Kubbadda cagta goboladda jamhuuriyadda Somaliland ee sanadkan 2020-ka ayuu maanta ku guulaystay xulka gobolka Daadmadheedh. Kadib markii ay 2 Gool iyo 1...

Maxkamadda Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Dad Lagu Eedeeyay Inay Xadeen Ilmo Yar

0
Hargeysa, (HARGEISA —Maxkamadda rafcaanka Hargaysa, ayaa laba qof oo lagu kala magacaabo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xasan iyo Khadra Cabdillaahi Maxamed midkiiba ku xukuntay labo sannadood ...

Maxay Shacbiga Somaliland Uga Raysan Doonaan BBC-somaali?.Faallo

0
Idaacadda BBC-du sanadihii u dambeeyey waxay Jamhuuriyadda Somaliland ku haysay xad-gudubyo iyo tacadi ka dhan ah dareenka muwaadiniinta, jiritaanka iyo madaxbanaanida dalka iyo meeqaamka...

Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Sool, Diyaargarowga Shacabka iyo Duruufaha Ku Xeeran…! Qalinkii: Mohamed Gacayte

0
Bilawgii Sanadkan 2016, Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxay guud ahaan Dalka Somaliland ka bilaabeen Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Doorashooyinka soo socda. Gobolka Sool oo ah kii...

Farmaajo oo Qaabilay Wafti Uu Hoggaaminayo Madaxweynihii Hore Ee Dalka Koonfur Afrika (SAWIRRO)

0
Muqdisho (HargeisaPress)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD oo uu hoggaaminayey Madaxweynihii hore ee dalka...

Shacbiga Degmooyinka Gobolka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Mashaariicda Maamulka Golaha Deegaanka Xiligani Ka...

0
Gabiley,(HargeisaPress) —Qeybo Badan oo Kamid ah Shacbiga Ku Nool Degmooyinka Gobolka Gabiley ee ay Kamid yihiin Degmada Alleybadey, Arabsiyo,Agabar iyo Tog-Wajaale iyo Shacbiga Magaalada...

Burburka Heshiiska, Kulankii Saleebaan Iyo Siilaanyo, Cadhada saylici, Tegista G.Guurtida Iyo Imaatinka Weftiga Caalamka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa la filayaa inuu maanta u baxo safar dibada ah, iyadoo dhanka kalena ay maanta...

Maxamed Biixi Yoonis oo Xil Sare Looga Magacaabay Qaramada Midoobay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa loo magacaabay ergayga Nabadeynta ee waddanka Sudan, waxaanu hormuud...

Ururro Caalami ah oo ka codsaday dawladda Somaliland inay laasho eedaha ay ku oogtay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ururada caalamiga ah ee u dooda xuquuqda aadanaha ayaa ka soo saaray war-saxaafadeedyo kala duwan dacwado ciqaab ah oo lagu soo oogay...