Laasqoray: God Macdan Laga Qodayay oo Dumay iyo Dad Ku Dhintay

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu ku dumay god ay ka qodayeen...

Laba Shirkadood oo Ah Kuwa Ugu Weyn Dalka Sweden oo Mashaariico Ka Fulinaya Somaliland

0
Stockholm (Hargeisa Press) – Wakiilka Somaliland u fadhiya wadanka Sweden Ambasador Sakariye Xasan Wacays ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay Laba Shirkadood oo ah...

Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani oo Madaxweyne Biixi Ku Tilmaamay Shaqsi Ballanqaadyo Uu Sameeyey Ku Fashilmay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) –  Hoggaamiyaha xiabiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa dhaliilo culus u jeediyay Madaxweyne Biixi, isagoo sheegay in...

Weerar Dhinaca Afka Ah oo Ay Isku Qaadeen Madaxweyne Biixi, Xirsi iyo Faysal

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Beeniyay Warar Laga Faafiyay Ciidanka, Digniina U Jeediyey Dadka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland S/G Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagalle) ayaa been-abuur ku tilmaamay warar lagu sheegay in ciidanka Booliisku gacanta...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qeyb Galay Xaflada Qalin Jebinta Dufcadii 17aad Ee Jaamacada Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) –Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse  Biixi Cabdi ayaa ka qeyb-galay Xafladda qalin-jebinta Jaamacada Hargeysa oo Dufcaddii 17aad ay maanta ka baxeen  1,290...

Xildhibaan Ka Mid Ah Xisbiga WADDANI oo Ka Digay In Kulmiye Burburo

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ugu...

5 Qof oo Laga Shakisanyahay oo Lagu Xidhay Magaalada Burco

0
Burco (Hargeisa Press) – Taliyaha ciidanka Booliska ee gobolka Togdheer, Gaashaanle dhexe Cali Maxamed Faarax, ayaa shaaca ka qaaday in  ay xidheen shan qof...

Wasiir Saajin oo Rejo Ka Muujiyey Inuu Ku Guulaysto Kursiga Kulmiye Ee Uu Hada...

0
Hageisa (Hargeisa Press) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Somaliland Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), ayaa ka hadlay hankiisa musharraxnimo, rejada uu ka qabo tartan...

Warbaahinta Caalamka oo Wax Ka Qortay Xafiiska Somaliland Ka Furatay Taiwan iyo Cadhada Shiinaha

0
Taipei (Hargeisa Press) – Arbacadii la soo dhaafay waxa Magaalada Taipei ee Caasimadda Taiwan xafiis Wakiileed ka furtay Dawladda Somaliland. Xafiiskan oo uu ku shaqayn...