Weerar Dhinaca Afka Ah oo Ay Isku Qaadeen Madaxweyne Biixi, Xirsi iyo Faysal

0
4207

Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa isku qaaday weerar dhinaca afka ah.

Masuuliyiintan oo khudbad ka jeediyay xaflad ay ku qalin jebinayeen Ardayda Jaamacada Hargeisa, ayaa midba midka kale u jeediyay eedaymo culus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here