Laasqoray: God Macdan Laga Qodayay oo Dumay iyo Dad Ku Dhintay

0
3378

Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu ku dumay god ay ka qodayeen dahab deegaanka Milxo ee degmada Laasqorey ee gobolka Sanaag.

Dadkii ku dhaawacmay godka ku soo dumay ayaa la xaqiijiyay in xaaladooda ay soo hagaageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here