Xisbiga KULMIYE oo Xaalad Abuur Ku Tilmaamay Siyaasi Qabo

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xubnaha guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee Xisbiga KULMIYE, ayaa si adag u deedafeeyey eedo uu maalintii shalay u jeediyey siyaasi Maxamed...

Doomo Trump Lagu Taageerayey oo Qarqoomay

0
Texas (Hargeisa Press)- Dhowr doonyood ayaa ku degay haro ku taal gobolka Texas ee dalka Mareykanka intii lagu guda jiray dhoolatus lagu taageerayo madaxweyne...

Masjid Dhisme Ka Socday oo Ku Dumay Magaalada Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Masjid ku yaala galbeedka magaalada Hargeysa ayaa xalay dumay xili ay shaqo ka socotay. Masjidka ayaa waxaa la sheegay in uu...

Daahir Riyaale oo Ka Hadley Tabashada Reer Awdal iyo Falkii Xukuumadu Kula Kacday Ugaaska...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) —Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa khalad Sharci ku tilmaamay Go’aan Maxkamadda sare ka soo saartay qabsoomidda doorashada...

Siyaasi Qabo oo Sheegay In Laga Hor-istaagay In Uu U Tartamo Guddoomiye Ku Xigeenka...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Siyaasi Maxamed Aadan Qabo, oo ka mid ah masu'uuliyiinta xisbiga Kulmiye ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in loo diido in...

Somaliland oo War Ka Soo Saartay Markab Shidaal Sida oo Soo Gaadhay Dekeda Berbera

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta war ka soo saartay Markab weyn oo sida ilaa 14 Kun oo tan oo shiidaalka Naafatada ah...

Wasiirka Maaliyadda oo Ka Warbixiyey Saamaynta Xanuunka Covid-19 Ku Yeeshay Dhaqaalaha Dalka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, Ayaa Ka Warbixiyey Saameynta Uu Xannuunka Coronavirus Ku Yeeshay Dhaqaalaha Dalka. Wasiirka wasaaradda...

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Laga Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah

0
Muqdisho (Hargeisa Press)- Shaqaalaha weynaha wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa Wasiirad Fowzia Abikar Nuur ka gudbiyay dacwad ka dhan. Nuxurka dacwada laga gudbiyay wasiirad Fowziya ayaa...

Siyaasi Mustafe Shiine: Ololaha Kheyre Ma Saari Karaa Kursiga, Mise Waa Mid Xuub Caaro...

0
London (Hargeisa Press) — Siyaasi Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadley olole uu baraha bulshada kawado Ra'iisal...

Dalad Ay Ku Midoobeen Gabdho Shareecada Islaamka Ka Bartay Jaamacada Golis oo Ka Soo...

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Daladda ay ku mudoobeen Gabdhaha Shareecada Islaamka ka bartay Jaamacada Golis ayaa Bayaan ay soo saareen waxa ay kaga soo horjeedsadeen...