Madaxweynaha Suudaan oo Mar kale guul lama filaan ah ka gaadhay Doorashooyinkii Madaxnimo

0
Khartuum , (HargeisaPress) —Madaxweynaha dalka Suudaan, Cumar Xasan Al-bashiir ayaa ku guuleystay doorashada madaxnimo ee waddankiisa dhawaan ka dhacday, iyadoo guddiga doorashooyinka Suudaan ay...

Daawo Muuqaal: Qalabkii biyo balaadhinta caasimada Hargasya oo Maanta Dalka soo Gaadhay...

0
Berbera, (HargeisaPress) —Dhuumaha iyo qalabka loogu talogalay in lagu sameeyo biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa ee mashruuca maalgelintiisa uu bixiyey Midowga Yurub iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland...

Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Walaaca Ay Ka Qabaan Guurtida iyo Wararkii Ciro...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Afhayeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa ka waramay walaaca Xisbigoodu uu ka qabo in guuridu ay mudo kordhin siyaasi...

Afhayeenka Komishanka Doorashada Somaliland Oo Ka Hadlay Cidda Leh Masuuliyadda Dib U Dhaca Doorashada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Afhayeenka komishanka doorashooyinka Qaranka Md Siciid Cali Muuse, ayaa sheegay in shaqada komishanku habsaantay intii u dhaxaysay labada komishan ee is...

Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Dhawaajiyey Muddo Kordhinta Xukuumada Siilaanyo In Ay Geed Ka Go’an...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha aqalka golaha Guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay dhawaan ku dhawaaqeen komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, kaas...

Daawo Muuqaal: Mamulka Gobolka Togdheer Ayaa Manta Xadhiga Uga Jaray Xarun Cusub Ganacsatada Deero...

0
Burco, (HargeisaPress) — Mamulka Gobolka Togdheer Ayaa Manta Xadhiga Uga Jaray Xarun Cusub Ganacsatada Deero Group Ee Magalada Burco. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=4FDDXNaNQkA]       HargeisaPress News Desk — Hargeysa hargeisapress@gmail.com

Daawo Muuqaal: SOLJA oo Boorama ku Soo Gabo gabaysay Tababar Suxufiyiinta Sadex Gobol

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha gobalka Awdal oo uu weheliyo Meeyarka Boorama ayaa maanta u sooxidhay tababar usocday Wariyayaasha ka haowlgala gobalada Maroodi-jeex, Awdal iyo Saaxil,...

Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee Somaliland oo sheegay in Sharci-darro Xilka looga Qaaday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyihii maxakamada sare ee Somaliland, Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa sheegay in sifo sharci daro ah loo maray xil ka qaadistiisa. “Magacaabista Gudoomiyaha Maxakamadda...

TACSI: Dhamaanba Shaqaalaha HargeisaPress Waxay Tacsi u dirayan qoyska reer Maxamuud Shirwac Geerida ku...

0
HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax...

Illaahay Waxaan ka Baryeynaa in uu Raxmadiisa inagu Siiyo Roob lagaga Raysto Abaaraha…

0
Waxaa maanta guud ahaan tuulooyinka, degmooyinka iyo Gobolada Jamhuuriyada Somaliland looga dareeray Salaad Roobdoon ah halkaas oo madax iyo shacaba baryada Alle gacmaha loo...