Daawo Muuqaal: SOLJA oo Boorama ku Soo Gabo gabaysay Tababar Suxufiyiinta Sadex Gobol

0
905

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha gobalka Awdal oo uu weheliyo Meeyarka Boorama ayaa maanta u sooxidhay tababar usocday Wariyayaasha ka haowlgala gobalada Maroodi-jeex, Awdal iyo Saaxil, tababarkan oo lagu qabtay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland waxaana tobabarkani markii u horaysy keenay gudoomiyaha cusub ee ururka saxafiyiinta Somaliland ee Solja,

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here