Illaahay Waxaan ka Baryeynaa in uu Raxmadiisa inagu Siiyo Roob lagaga Raysto Abaaraha…

0
856

Waxaa maanta guud ahaan tuulooyinka, degmooyinka iyo Gobolada Jamhuuriyada Somaliland looga dareeray Salaad Roobdoon ah halkaas oo madax iyo shacaba baryada Alle gacmaha loo hoorsaday.

Waxaa xaqiiq ah in abaaraha iyo dib u dhaca xiligii Alle ina baray Raxmaadkiisu tahay ujeedo Alle ka leeyahay in aynu ducadiisa u soo noqono sidoo kalena khaladaadkeena saxno.

Waxaan Allaha weyn ee Raxmada badan ka baryeynaa in uu inoo aqbalo ducadeena isla markaana ina siiyo Roob khayr qaba oo dhulka dib u soo nooleeya.. AMIIN ..

 

Aynu dhamaanteen ku cel celino: 
اللهمَّ اسْقِنا غيثاً مغيثاً مريئاً مريعاً نافعاً غَيْرَ ضارٌ، عاجِلاً غَيْرَ آجِلٍ

 

Wa Bilaahi Tawfiiq

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here