La kordhiye yaa loo kordhiyay….kordhinta dambena yaa loo kordhinayaa? Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

0
"Xilligu waa goor-xun saar, Gegaa lagu dheelayaa, Shacbigu ka-garsoore yahay, Waxaa guul sheegan kara, Cidday u gartaan iyagu, Haddaad tahay guur-u-meer, Garaabo adoon qub-qubin, Adoon ummadda isku gubin, Dadweynaha soo gab yidhi, Waxaad...

Heshiiskii ay Garoowe ku kala Saxiideen Dowladda Somalia iyo Madaxda Maamullada Somalida + SAWIRRO

0
Garoowe, (HargeisaPress) — Waxaa maanta magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland lagu soo gaba-gabeeyay shir dhowr maalmood socday oo u dhaxeeyay dowladda Somalia iyo madaxda...

Xildhibaankii Abaabulay Mooshinkii Cardiff Oo Difaacay Eedo Kooxo Soomaali Ahi U Jeedisay Golaha Degaanka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xildhibaan Lynda Thorne, oo ah mudane ka tirsan golaha deegaanka Cardiff ee Ingiriiska, ahaydna xildhibaanadii soo abaabushay mooshinkii uu golaha deegaanka...

Duulimaadyada Saldhiga Maraykanka Ee Jabuuti Oo La Sheegay Inuu Halis Ku Jiro

0
Djibouti , (HargeisaPress) — Dawladda Jabuuti ayaa habacsanaan lagu eedeeyay hanaankeeda kala hagista Diyaaraddaha, sida lagu sheegay Warbixin laga soo xigtay Militariga Maraykanka ee...

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo ka qaybgalay Barnaamij loo soo xidhayay arday dhamaysatay Tababaro dhinaca...

0
Boorama, (HargeisaPress) — Waxaan xalay barnaamij si heersare ah loo soo agaasimay kaga qaybgalay Caasimada Gobolka Awdal ee Borama,Ujeedada Barnaamij-ka ayaa ahayd xidhitaanka dufcad...

Beesha Caalamka Oo Xukumadda Somaliland Markale Luuqad Adag Kula Hadashay, Kana Digtay Cawaaqibka Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Beesha Caalamka ee Somaliland ka taageerta Arrimaha doorashada iyo horumarka ayaa sheegtay in haddii dib u dhac doorasho oo aan ahayn...

Nuxurka Bayaan Uu Soo Saaray Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaanka guud ee Beesha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa soo saaray bayaan ku aadan arrimaha doorashada, kaasi...

Booqasho uu Bill Clinton ku Imaan lahaa Dalka Kenya oo si Khasab ah loogu...

0
Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Bill Clinton oo ay weheliso gabadhiisa Chelsea Clinton ayaa la filayaa inay dalka Kenya maanta booqasho ku yimaadaan ayaa si...

Guddoomiye Cirro Oo Maanta Kumanaan Qof Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyeen Magaaladda Hargeysa +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI, C/raxmaan Maxamed C/llaahi ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin waraaq la...

Daawo Muuqaal: Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Golaha Guurtida Uga Digaya Inay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaan Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C/laahi Suldaan C/raxmaan oo ka hadlay shirkii jaraa’id ee ay maanta iskugu yimaadeen...