TACSI: Dhamaanba Shaqaalaha HargeisaPress Waxay Tacsi u dirayan qoyska reer Maxamuud Shirwac Geerida ku timi aabahood Maxamuud Shirwac

0
921

HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan Dadkaasi oo dhami Waxay Tacsi u dirayaan qoyska reer Maxamuud Shirwac Geerida ku timi aabahood Maxamuud Shirwac, waxaana si gaar ah uga tacsiyeynayaa Saaxbiibkay Abdihakim Shirwac. Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo, ehelkiisii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo.

………………………………………………………………………….

Ergayga gaarka ah ee Madaxweyne Siilaanyo ee Goboladda Bari Mud. Sahal Mohamed Jamac(Dahar), Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Jamhuuriyadda Col.Cabdiraxmaan liibaan Axmed (fooxle), Taliyaha qaybta bari ee hargeisa Mahdi Nuur Lixle, Taliyaha Saylac Xasan Cabdi Salaan, Taliyaha Salidhiga Daloodho, Taliyaha Salidhiga Koodbuur, iyo Taliyaha Salidhiga dhex ee Hargeisa iyo saraakiil kale ..Dhamaan Dadkaasi oo dhami Waxay Tacsi u dirayaan qoyska reer Maxamuud Shirwac Geerida ku timi aabahood Maxamuud Shirwac, waxaana si gaar ah uga tacsiyeynayaa Saaxbiibkay Abdihakim Shirwac. Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo, ehelkiisii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Inaa Liaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun, Inaa Liaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here