Dr. Cabbdirisaaq Yuusuf Cabdillaahi Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shirweynihii 6-aad ee ururka dhakhaatiirta Somaliland ayaa Gudoomiye loogu doortay Dr. Cabdirasaaq Yuusuf Cabdilaahi, shirweynaha oo ka dhacay huteel Maansoor ee...

Gudidda Qabanqaabada Aaska Qaran ee Marxuun Cali Sugule oo Sharaxay Habka Aasku u dhacayo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudidda Heerka Qaran ee Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray qabanqaabada Aaska qaran ee Abwaan Cali Sugule Cigaal Dun carbeed oo Beri la...

Daawo Muuqaal: Guddoomiyaha KULMIYE, ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Oo Maanta si Balaadhan...

0
Burco , (HargeisaPress) — Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo socdaal ku tagay  Magaalada...

Khudbaddii Madaxweynha iyo Qiima Dhaca Isticmaalka Shilinka Somaliland

0
Waxaan aad ugu hanbalyeynayaa Madaxweynha oo qaatay dhammaan talooyinkii aan si gaar ah iyo si guudba u soo jeediyey. Dabcan Madaxweynahu waxuu dhegeystay darafyada...

Madaxweyne Barack Obama oo Soomaaliya u Magacaabay Danjire Cusub

0
WASHINGTON, DC (HargeisaPress) —Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa u soo  magacaabay Isniintii shalay ahayd danjiraha cusub ee Mareykanka u joogaya Somalia, Stephen Michael Schwartz.   Warbixin...

Hargeysa: Jaamacada ADMAS Oo Xalay Muxaadaro Uqabatay Ardayda Dhigata + SAWIRRO

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Jaamacada Admas ayaa shalay Casarkii uqabatay ardayda kala duwan ee dhigata muxaadaro diiniya oo ciwaan keedu ahaa KUMAAD TAHAY. Muxaadaradan ayay jaamacadu...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Dhagax dhigay Wadada Hargeysa,Oodweyne iyo Burco + SAWIRRO

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmwd Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta dhagax-dhigay wadado loo dhisaayo isku xidhka saddex Gobol oo kala ah...

Maxkamadda Hargeysa oo xukunno ku riday laba Ruux oo lagu eedeeyay inay Faafinayeen ...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Maxkamada Gobolka MaroodiJeex ayaa saaka Xukun isku gu Jira xadhiga hal sanno ah, ganaax ,lacaga Iyo in dalka laga mustaafuriyo ku...

Daawo Muuqaal: Maxaad kala Socotaa Xaalada Wakaaladda Biyaha Hargaysa

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargaysa ayaa kulan ay La yeesheen Gudiga Arimaha Bulshada ee golaha Guurtiga waxa uu soo bandhigay Xaalada...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo ka waramay dib u habaynta garsooraka, kana jawaabay su’aalo ay...

0
https://pagead2.googlesyndication.com/pub-config/ca-pub-4985570732131784.js// http://w.sharethis.com/button/buttons.js// // http://www.google-analytics.com/ga.js// http://wd-edge.sharethis.com/button/getAllAppDefault.esi?cb=stLight.allDefault&app=all&publisher=888caf10-5cfb-4d57-863d-dc63549c8b4e&domain=hadhwanaagnews.cahttp://wd-edge.sharethis.com/button/checkOAuth.esi HARGEISA, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha maxkamadda sare, ahna guddoomiyaha guddiga cadaaladda iyo guddoomiyaha maxkamadda distooriga ah Prof Aadan Xaaji Cali Axmed,...