Maxkamadda Hargeysa oo xukunno ku riday laba Ruux oo lagu eedeeyay inay Faafinayeen Mad-habta SHIICO

0
798

HARGEISA, (HargeisaPress) β€” Maxkamada Gobolka MaroodiJeex ayaa saaka Xukun isku gu Jira xadhiga hal sanno ah, ganaax ,lacaga Iyo in dalka laga mustaafuriyo ku Riday ganacsade ka soo Jeeda Pakistan oo Lagusoo Eedeeyey Inuu Mad-Habta WaafaqsanΒ  Shiicada Ka faafinayay Dalka Somaliland.

 

 

 

Maxkamada Gobolka Ayaa Iyagu Kiis cad ku helay Ninkan Iyo Nin kale oo la waday Qorshaha lagu faafinayo madhabta Shiicida iyadoona maxkamadu Xukuno kala Duwan ku riday ragaasi.

 

Halkan Hoose ka Daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here