Daawo Muuqaal: Guddoomiyaha KULMIYE, ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Oo Maanta si Balaadhan loogu soo Dhaweeyay Burco

0
844

Burco , (HargeisaPress) β€” Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo socdaal ku tagay Β Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Khudbad ka jeediyay Goobtii lagu soo dhaweeyey, Isagooona aad Ugu Mahadceliyay Bulshada Togdheer sida ay usoo dhaweeyey.

 

 

 

Sidoo Kale Muuse Bixii cabdi Waxa uu ka Ku dheeraday taariikhda Siilaanyo dhalinyaradaΒ  Togdheerna waxa uu ugu baaqay inay ka waantoobaan aafada tahriibta

 

 

 

 

 

 

Halkan Hoose ka Daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here