Abwaan Cali Sugule “Dun-carbeed” Oo Maanta ku geeryooday magaalada Dubai

0
DUBAI, (HargeisaPress) — Safiirka dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Somaliland Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in marxuum Cali Sugule Cigaal “Dun-carbeed) ku...

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Xoogle Ku Sameeyo Golihiisa Wasiirada

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la filayaa inuu isku shaandhayn, magacaabid iyo xil ka qaadis ku sameeyo qaybo ka mid...

Somaliland: Mooshin Lagu Doonayo Ansixinta Xeerka Bangiyada Ganacsiga Oo Golaha Wakiillada Buuq Ka Abuuray

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — labaataneeyo mudane oo ka tirsan aqalka wakiillada Somaliland ayaa maanta mooshin lagu doonayo ansixinta xeerka baananka ganacsiga hor keenay fadhigii golaha...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Kulan xog-warran ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silanyo isagoo gudanaya xilka iyo masuuliyadda uu ummadda u hayo, wuxuu maanta (10.01.2016) Qasriga Madaxtooyada...

Daawo Muuqaal: Shirweynaha Nabad iyo horumar oo Caasimadda Hargaysa ka Furmay

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda,Madax Dhaqameed,Iyo Aqoon Yahano Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Furitaanka Shirweynaha 3aad Ee Nabad Iyo Horumar Kaas Oo Ka...

Xildhiban Mubarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) Oo ka Hadlay Shirkii Caynaba iyo Ciidankii is Hortagay...

0
BURCO, (HargeisaPress) — Xildhiban Mubarig Yuusuf  Cilmi (Bidhi) Oo ka Mid ah Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Burco ayaa ka hadlay shir uu maalintii shalay...

Sheekh Dirir “Hadii keliya la eego koriinkooda iyo dhergintooda, laakiin loo sixi waayo cilmiga...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa waalidiinta ugu baaqay inaanay marwalba ubadkooda inuu wanaag sameeyo ka mallayn, taasoo hadii ubadku ogaado...

DAAWO: Sidee Looga Garnaqaa Dhulka Caasimada Somaliland

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Guddiga ka garnaqista dhulka ee Gobolka Maroodijeex ayaa hortegay gudiga arimaha bulshada ee Golaha Guurtiga Somaliand.                 Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka       https://youtu.be/PTDoWkyZ89c         HargeisaPress...

Daawo Muuqaal: Madaxweynaha oo Kulan u Qabtay Badhasaabada iyo Mayor-da Dalka.

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Madaxweynaha JSL Md axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan ugu qabtay badhasaabada dalka iyo mayor-ada Degmooyinka, waxana uu...

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Kulan Xog Waraysi ah La Yeeshay Wasaarada Arrimaha Gudaha ...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada Ugu yeedhay Wasaarada Arrimaha gudaha Somaliland oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Cali...