Daawo Muuqaal: Komishanka Doorashooyinka Oo Soo Bandhiga Tirada Dadka Isdiiwangelisay 2 Maalmod.

0
Burco , (HargeisaPress) — Komishanka Doorashooyinka Qaranka somaliland ayaa shir jaraa’id Ay ku qabteen Magalada Burco waxay kaga hadleen Tirada Dadka Isdiwaangaliyay Intii ay...

Musharrax Maxamed Saleebaan oo Burco ku Qabtay Koob lagu xusay Marxuum Cali Sugulle &...

0
Burco , (HargeisaPress) —Koob lagu Xusayey Allaah ha u naxariistee Abwaankii weynaa ee Cali Sugulle Cigaal (Dun-Carbeed) oo Khamiistii Aas Qaran loogu sameeyey magaalada...

Weftigii Guddoomiyaha kulmiye soo dhawayn taxnayd Sheekh ilaa Hargeysa kadib ku soo laabtay Hargeysa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayey oo booqasho ku joogay Gobolka...

WAR-SAXAAFADEED: Kulan Saddex-Geesood ah oo ay yeesheen Ganacsatada Dalka, Maamulka Dekedda Berbera iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxa kulan Saddex-Geesood ah yeeshay Masuuliyiinta shirkadaha Ganacsiga Dalka, Maamulka sare ee Dekedda Berbera iyo Xukuumadda. Kulankani wuxuu ka dhacay Xarunta...

Qiimaha Shidaalka Oo 12 Sanno Halkii U Hoosaysay Ka Gaadhay Dunida Iyo Somaliland Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shidaalka oo qiimihiisu tan iyo dabayaaqadii sannadkii hore aad hoos ugu sii socday ayaa mar kale qiimo dhac weyn uu ku...

Warsaxaafadeed: Xukumadda Somaliland Oo Qisaas Fulisay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxa maanta la Qisaas lagu fuliyay saddex dambiile oo dhamaystay dhamaan Heererkii Maxkamadaha  oo ay Xukumeen Maxkamadaha Madaniga ah ( Civilian...

Ganacsatada Somaliland oo sheegay in Aanay wax Alaab ah la Soo degeyn illaa inta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Ganacsatada Somaliland ee Dekeda Berbera Alaabta kala soo dega  ayaa  Maareeyaha Dekeda Berbera ku eedeyey in uu ka dambeeyo kordhinta Cashuurta...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Kormeeray Habsami-u-socodka Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyaasha ee ka Bilaabantay Gobolka Togdheer +...

0
Burco , (HargeisaPress) — Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray habsami-u-socodka hawlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland...

Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Sheegay Inay Meel Wax Isla Dhigeen Ganacsatada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland Md Maxmed Shurkri Jamac oo maanta shir jara’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa Sheegay inay Meel Waxa isla...

Wiirsiga Ganacsatada,Iyo Maatida Wiiqantay. Qalinka: Axmed Cisman Batuun

0
Uma jeedo koox,shirkad ama cid gaara waxaase aan u jeeda ama qalinku ila galay codadka aan la maqal iyo cidaha aan la arag ee...