Maamulaha Guud Ee Shirkadda Daabacaada Casriga ah SAGALJET Oo Booqasho Kormeer ah ku Tagay...

0
Tog-Wajaale,(HargeisaPress) —Maamulka guud ee Shirkada daabacaada casriga ah Sagaljet Cabdi Yuusuf Aar ayaa booqasho ku wajahan kormeerka Xarunta Sagaljet ee Tog-Wajaale iyo guud ahaanba...

Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Kulan Baaladhan Xafiiskiisa Kula Qaatay Isuduwayaasha Lamaha Dawlada Ee Gobolka

0
Borama,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha gobolka Awdal, Mustafe Cabdi Ciise (Shiine), ayaa maanta kulan Baaladhan Xafiiskiisa Kula Qaatay Isuduwayaasha Lamaha Dawlada Ee Gobolka  awdal. https://youtu.be/5t9qNW7SjhM  

Wajigii Labaad Ee Wada Hadalkii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Uga Furmay Dalka Djibouti Oo...

0
Djibouti,(HargeisaPress) —Waxa maalintii labaad si habsami leh magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti uga socda wajigii labaad ee wada hadalada u bilaabmay dawlada Somaliland iyo...

Madaxtooyada Somaliland Oo Ka Hadashay Doorashadii Shalay Ka Dhacday Dalka Somaliya Fariin Adagna...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxtooyada Somaliland ayaa goordhawayd ka hadashay doorashadii shalay ka dhacday dalka somaliya isla markaana madaxwaynaha loogu doortay mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,waxana ay fariin...

Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Ka Hadlay Xadhiga Laba Wariye Oo Ku...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa ka hadlay xadhiga Laba Wariye oo ku xidhan magaalada Berbera,waxaana uu shaaciyey...

Xukuumada Itoobiya Si Weyn U Soo Dhoweysay Gudoomiyaha Kulmiye, Oo Maantana La Kulmi Doona...

0
Addis Ababa,(HargeisaPress) —Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga KULMIYE ahna Gudoomiyaha Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi Abdi ayaa soo dhoweyn  heerkeedu sarrayso la sheegay inuu kala...

Kulan Lagaga Hadlayey Cadaaladda Iyo Xuquuqda Adamaha Somaliland Oo Hargeysa Ka Furmay +Gudoomiyaha Maxkamadda...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Dallada ururada aan dawliga ahayd ee SONSAF oo soo qaban qabisay Kulan la iskaga xorwaraysanayey cadaaladda iyo xuquuqda aadamaha Somaliland isla markaana socon...

Wasiirada Madaxtooyada,Duulista Iyo Warfaafinta Ayaa Ka Hadlay Airmo Ku Saabsan Saldhiga Milatari Ee Berbera...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirada Madaxtooyada iyo Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka ayaa safar shaqo ugu baxay Dalka Itoobiya, Wasiirada ayaa ka hor intaanay ka dhoofin Gagida...

Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo noqday madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya

0
Mogadishu,(HargeisaPress) —Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u xaqiijiyay in uu noqday madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareegii saddexaad ka tanaasulay madaxweynihii hore Xassan...

Ciidamada Nabad-galiyada Waddooyinka Somaliland Oo Hawl Gallo Culus Bilaabay + Masuuliyiin Xilal Kasoo Qabtay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ciidamada nabad galiyada waddooyinka Somaliland ayaa hawl gallo ay ku baadhayaan sharciyada darawaliinta gaadiidka wada ka bilaabay magaalada Hargeysa,waxaana ay ciidanku ganaax ku...