Ciidamada Nabad-galiyada Waddooyinka Somaliland Oo Hawl Gallo Culus Bilaabay + Masuuliyiin Xilal Kasoo Qabtay Xukuumadda Oo La Ganaaxay Iyo Dareenka Shacabku Ka Bixiyeen Hawl Gallkaa

0
1065

Hargeysa,(HargeisaPress) —Ciidamada nabad galiyada waddooyinka Somaliland ayaa hawl gallo ay ku baadhayaan sharciyada darawaliinta gaadiidka wada ka bilaabay magaalada Hargeysa,waxaana ay ciidanku ganaax ku rideen masuuliyiin xilal kasoo qabtay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo iyo shacab kale.

Darawaliintii kala duwanaa ee ay ciidanku sharciga waddista baabuurta waydiiyeen ayaa ka xog waramay daroonkooda ku aadan hawl galladan ay ciidamadu bilaabeen.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here