Mujaahid Cali Gurey Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Ansixinta Heshiiska Saldhiga Milateri Ee...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Mujaahid Cali Gurey oo kamida xisbiga KULMIYE ayaa si adag uga hos jeestay heshiiskii saldhiga Milateri ee xildhibaanadu ansixiyeen,waxanaa uu digniin u direy...

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo Magaalada Jigjiga kaga Qaybgalay Xuska Maalinta Ciidammada Itoobiya + SAWIRRO

0
Jigjiga ,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa ka qaybgalay xuska maalinta ciidammada dalka...

Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Ka Jawaabay Eedaymo Xukumada Uga Yimid Siyaasi Cali Guray,Kana Hadlay...

0
Burco,(HargeisaPress) — Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi) oo ka tirsan Golaha Deegaanka ee degmadda Burco, ayaa Hadlay Aragtidiisa Ku Aadan Saldhiga Milatari. Kana Jawaabay...

Masuul Sare Oo Ka Tirsan Shirkada Telesom Oo Ka Galay Shir Calamiya oo Hargeysa...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxa Horumarinta Bulshadda ee Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Cabdiwahaab Maax Maxamuud Oo Ka Qayb Galay Shir Calamiya Oo Hargeisa ka Furmay Iyo Khudbadii Uu...

Nuxurka Khudbad Ingiriisi Ah Oo Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Ka Jeediyey Shir Caalami Ah...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey shir caalami ah oo ka furmay magaalada Hargeysa. https://youtu.be/1YHVK37OYhE  

Wasiirkii Hore Ee Biyaha Somaliland Oo Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyey Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Kana...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee wasaaradda Biyaha Xuseen Axmed Cabdulle ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyey xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo,waxaana uu sidoo kale ka hadlay isku shaandhaymaha...

BAASHE-Morganka Madaxtooyada La Xididka Ah Oo Shaaciyey Shirkado Iyo Dalal Kale Oo Uu ...

0
Hargeysa(Hubaal)- Safiirka Somaliland ee dalka Imaaaraadka Cabarta Danjire Baashe Cawil,ayaa si qoto dheer u faah faahiyay faa,iidooyinka uu u leeyahay saldhigga Millatari ee dalka...

Xildhibaan Xasan Shahar Oo soo Dhaweeyay heshiiska saldhiga Military, Fariin Adagna U Diray Gudoomiyaha...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Xildhibaan Xasan Cali Cabdi (Xasan Shahar) oo ka mida golaha deegaanka Hargeysa ayaa ka hadlay heshiiska saldhiga Milateri ee dawlada Imaaraadka carabtu doonayso...

Wasiirka Duulista oo La Kulmay Wafti Ka Socda “ICAO” oo ay Weheliyaan Khubaro Ka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Hawad ee ...

Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Oo Hambalyeeyey Intii Ka Shaqaysay Heshiiska Saldhiga Milatari Ee La Siinayo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wasiirka xidhiidhka golayaasha iyo tecnolojiga Somaliland Mudane Cali Xamud Jibril ayaa Hambalyeeyey Intii Ka Shaqaysay heshiiska saldhiga Milateri ee dawlada Imaaraadka carabtu doonayso...