Heshiiska is faham ee Somaliland iyo Itoobiya muu ahayn wax Degdeg ah β€œWasiir Ciise...

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Wasìirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in aanu heshiiskii is afgarad ee dhexmaray...

Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland oo La Ansixiyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxaa lagu ansixiyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland oo hortagay. Fadhigan golaha Wakiillada Somaliland...

Askari Ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland oo Xukun Lagu Riday

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maxkamadda Ciidamada Darejada 1aad ee Somaliland, ayaa waxaa ay saaka xukun adag ku riday Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska. Maxkamadda, ayaa 7...

Dugsiga Rising Star oo Xusay Maalinta Ootiisam-ka Adduunka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dugsiga Rising Star ee baahiyaha gaarka ah qaba, ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qabtay munaasibad uu ku xusayo maalinta ootiisam ka...

Qodobo Lagu Soo Daray Ajandaha Kal-fadhiga 84-aad Ee Golaha Guurtida

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Mudanayaasha aqalka golaha Guurtida Somaliland, ayaa saaka loo qaybiyay ajandaha kal-fadhiga 84-aad oo ay ku jiraan qodobo xaasaasi ahi. Fadhiga golaha Guurtida,...

Guddoomiyaha Gobolka Awdal oo Kormeeray Taliska Aagga-Galbeed Ee Ciidanka Qaranka Somaliland

0
Boorama (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha gobolka Awdal Xasan Daahir Xaddi, ayaa soo kormeeray Taliska aagga Galbeed ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee Goraya-Cawl, halkaas oo uu...

James Swan oo Loo Magcaabay Ergeyga Qaramada-Midoobay Ee Somaliland iyo Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, ayaa waxaa uu James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka u magcaabay inuu noqdo...

Ciidanka Booliska Somaliland oo Heegan La Galiyay, Kahor Xuska 18 May

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa la faray inay heegan buuxa galaan maalmaha dabbaaldegga 18 May, taas oo loo dabaaldagayo xuska maalinta la...

Somaliland oo Si Weyn Looga Xusay Maalinta Qaranimada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Munaasibadda xuska 33aad ee sannad guurada maalinta qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May, ayaa maanta si weyn uga qabsoontay dhamaan gobolada...

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo Maamuusay Guddoomiyaha Ururka Difaaca Qaranimada Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hoggaanka sare ee xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE oo uu hormuud u yahay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee xisbiga, Cabdicasiis Maxamed Samaale,...