Mareykanka iyo Yurub oo Qarka U Saaran Dagaal Ganacsi

0
Wahigton (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta sheegay in go’aanka Ururka Ganacsiga Adduunka uu Mareykanka ugu ogolaaday inuu cashuur dheeri ah saaro...

Kulankii 15 Aad Ee Maayirda Somaliland oo Boorama Ka Furmay

0
Boorama (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal si rasmi ah uga furmay kulankii 15-aad ee Maayirada dalka Somaliland. Kulankan oo sanadkii...

Mareykanka oo Doonaya In Muranka Badda Ee Kenya iyo Soomaaliya Lagu Dhameeyo Wada-hadal

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Dawladda Maraykanka ayaa doonaysa in Wada-hadal lagu dhameeyo Khilaafka dhinaca badda ee u dhexeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Sidaana waxa sheegay...

Ciidanka Asluubta oo Bilaabay Diyaargarowga Maalinta Qaranimada Ee 18 May

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland, Sarreeya Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax), ayaa kormeer ku tagey goobta Ciidanka Asluubta Somaliland ay...

Wasiirka Shaqadda Oo Caawimo Gaadhsiisay Xarumaha Dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qaba

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda sahqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo kala duwan gaadhsiisay qaar ka mida xarumaha ay ku jiraan dadka...

Kulan Lagaga Tashanayey Habka Lagu Soo Xulayo Xildhibaanadda Guurtida Somaliland Ee Mustaqbalka oo Berbera...

0
Berbera (Hargeisa Press)- Shirka wada tashiga golaha Guurtida Somaliland iyo Golaha Dhaqanka oo lagaga hadlayey habka lagu soo xuli doono xildhibaanadda Golaha Guurtida ee...

Ciidamadda Turkiga Oo Guluf Dagaal Ka Wadda Woqooyi Bari Suuriya

0
Ankara (Hargeisa Press.com): Ciidamadda dalka Turkiga ayaa cirka iyo dhulkaba ka weeraraya goboladda woqooyi bari ee dalka Suuriya oo ay fadhiisimo ku leeyihiin jabhadda...

Wasiiro Daah-furay Xarun Lagu Tabobarayo Saxafiyiinta Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xarunta tababarka Suxufiyiinta Somaliland, ayaa maanta markii u horreysay laga daahfuray xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland. Xaruntan oo noqon doonta mid ku talogalkeedu...

Askari Ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland oo Xukun Lagu Riday

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maxkamadda Ciidamada Darejada 1aad ee Somaliland, ayaa waxaa ay saaka xukun adag ku riday Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska. Maxkamadda, ayaa 7...

Heshiiska is faham ee Somaliland iyo Itoobiya muu ahayn wax Degdeg ah “Wasiir Ciise...

0
Hargeysa(HargeisaPress)- Wasìirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Ciise Keyd Maxamuud, ayaa sheegay in aanu heshiiskii is afgarad ee dhexmaray...