Roobab Mahiigaana Oo Ka Da’ay Jabuuti Oo Ay Dad Ku Dhinteen

0
Jabuuti (Hargeisa Press.com): Laba qof ayaa la sheegay in ay ku geeriyoodeen roobob laxaad leh oo xalay ilaa maanta ka da’ayay dalka jamhuuriyadda Jabuuti,...

Guddiga Qandaraasyadda Oo Shaaciyay Tartan Loo Gelayo Lix Mashruuc

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddiga qandaraasyadda qaranka Somaliland ayaa maanta daah-furay tartan loo gelayo lix mashruuc oo laga fulin doono qaar ka mida goboladda dalka. Waxaana...

MAXAA SOMALILAND FURSAD UGU JIRA SAFARKA MADAXWAYNAHA SOMALILAND UU KU TAGEY ADDIS-ABABA , ETHIOPIA...

0
“Inta aanan u gudbin ujeedada qoraalkayga waxa aan xasuusinayaa akhristayaasha taariikhda Somaliland iyo Somalia oo dul ka xaadis ah” Somaliland waxa ay ahayd 28 sanadood...

Karisma Kapoor iyo Sunny Deol oo Loo Maxkamadeynayo Fal Ay Sameeyeen Iyagoo Filim Jilaya

0
Maxkamad qaadda kiisaska la xidhiidha gaadiidka tareennada ayaa diyaarisay dacwad ka dhan ah Atooraha shirkadda Bollywood-ka ee siyaasiga isku baddalay, Sunny Deol iyo atariishada...

Togdheer iyo Sanag Waxay U Baahan Yihiin Rayaale Oo Kale. Barkhad-ladiif M Cumar

0
Tan iyo intii ka dambaysay doorashadii madaxtooyadu waxay dadku kala noqdeen rufucyo, siyaasi waliba wuxuu meel ku xidhay xaafadiisii hoose. Taasoo keentay in bulshaddo furfuranto,...

Xukuumadda oo Jawaab Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Xisbiga Waddani

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha iyo arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Somalilnad Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay...

Dhibaatooyinka Siyaasiyiinta Sool Ku Hayaan Dadka Shacabka Gobolkaasi

0
Anigoo ka duulaya xaqiiqo-raadinta dhabta ah ee taala degaannada Gobolka Sool, waxaan tegay qaar ka mid ah Wasaaradaha iyo xarumaha Dowladda ee ku yaal...

Wasiirkii Hore Warshadaha Somaliland oo Ka Hadley Horumarka Ka Socda Gabiley

0
Gabiley (Hargeisa Press)- Wasiirkii hore Warshadaha Somaliland ee Xukuumadii Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Shucayb Maxamed Muuse ayaa waxaa uu ka hadley horumarka kala duwan ee...

Guddoomiyaha Guurtidda Oo Bahda Garsoorka Ka Difaacay Dhaliillo Loo Jeediyay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland ayaa ka difaacay bahda garsoorka eedaymo iyo dhaliil ay u jeediyeen qaar ka mida xildhibaanadda golahaasi oo...

Ehelu Suna oo Ku Gacan Saydhay Guddiga Farsamo Ee Doorashooyinka Galmudug

0
Dhuusamareeb (Hargeisa Press.com): Ururka Ehelu Suna Wal Jameeca, ayaa ku gacan saydhay guddiga cusub ee farsamo ee ay dhawaan soo magacaabeen madaxweyne Xaaf iyo...