Roobab Mahiigaana Oo Ka Da’ay Jabuuti Oo Ay Dad Ku Dhinteen

0
Jabuuti (Hargeisa Press.com): Laba qof ayaa la sheegay in ay ku geeriyoodeen roobob laxaad leh oo xalay ilaa maanta ka da’ayay dalka jamhuuriyadda Jabuuti,...

Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Weerarada Ridada Gaaban Halaga Waantoobo!!!.

0
hadalku waa Talo, Taageero iyo Tudhale) Intaa ka dib, hadaan u soo dhadhaco sobobta igu galifday in aan qalinka qaato, mar mar waxan arkaa...

Heshiiska Dekkada Berbera waa Billad aan boqor lahayn ! Qallinkii: Samia Muse

0
Helsinki —Heshiiska deggada Berbera oo wali aan dhuuxa loo dhaadhicin ayaa maalmahan dhan bulsha weynta Somaliland mashqool ku tahay !   Runtii heshiiska deggada Berbera waano wada...

Taariikh Faneedka Fannaanaddii Reer Jabuuti Faadumo Axmed Dhimbiil (1948-2018)- Qalinka: Cumar Seerbiya

0
Faadumo Axmed Dhimbiil sannadkii 1948 ayey ku dhalatay xaafadda lixaad ee Baalaashaamboo ee magaalada Jabuuti (xaafadda Awrta) ka dibna iyada oo 19 sanno jir...

Midowga Yurub Oo Sheegay Inay Ka Xun Yihiin Dilka Maamulka Puntland Ku Fulisay Shan...

0
Brussels, (HargeisaPress) —Midowga Yurub ayaa sheegay inay ka xun yihiin ciqaabtii dilka aheyd ee ay fulisay Maxkamadda Ciidamada maamulka Puntland, kaddib markii 8-dii bishan...

Horumarba xukuumada siilaanyo ayaa inoogu horaysay W/Q: nimco nuur

0
Tan iyo markii aynu dib ula soo noqonay xoriyadeena 1991kii isbadalo badan oo dhinacyo kala duwana ayaa ina soo maraya  kuwaasi oo isugu jiray,...

Shuraakadda Daneysiga ah ee Ganacsatada iyo Xukuumaduhu Waa Mushkilad Kale Oo Saameyn Ku Leh...

0
Tan iyo intii ka Dambeysay Waayadii dalalka Afrikaanka ahi Xornimadda ka Qaateen Gumeystihii Reer Yurub, Waxaa Xukunka intiisa baddan qabsadey Xukuumaddo Millatari oo ka...

Muwaadin Kastaa waa Safiir Dalkiisa Wanaaga ku Metela! Amb. Kaysar Cabdilaahi Maxamed

0
Todobaadkan horraantiisii ayay ahayd markii Muwaadinka dhalinta yar ee reer Somaliland uu isaga oo iskii isu Xilqaamaya intuu Baaskiillkiiisii diyaarsaday, oo uu is diiwaan...

Siyaasiga Cali Cismaan Libaax Oo Naqdiyey Khudbadii M.Siilaanyo Ee 18-may Uu Jeediyay

0
Kelmda Xus macnaheedu waa Taariikh ama Geedi socod la soo maray lagana waramaayo dhacdooyinkii laga soo gudbey waxaan is leeyahay dad badan oo ka...

Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Ballan-qaaday Waxqabad Ay Samayn Doonaan

0
HargeisaPress —Guddoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaara), oo Wasiirkii hore ee Ciyaaruhu Cabdirisaaq Waaberi Rooble, uu wareegto ku magacaabay, kadib...