Guushada Waa Lala Jiraa-Gaar Haka Ahaanin- Dahabshiil.

0
Soomaalidu waxay tidhaahdaa, “Nin aanad saacad ku baran, sannad kuma baratid” oo muujinaysa in dabeecad/ficil aad kala kulantid barashada koowaad qof, hadaad ku qiimayn...

Bulshada Gobolka Sool oo si Wayn ugu Diirsatay Socdaalkii Saxar tire ee Shanta...

0
Dal jir samaha nagu daajiyoo daacad ku hogaansha Nin  daneeya baahida dadkoo danaha guud eega Dildilaaca nin naga awdayoo naga daboolaaya Daba socodka duumada qabiil naga dawaynaaya Darifyada...

Askari Ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland oo Xukun Lagu Riday

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maxkamadda Ciidamada Darejada 1aad ee Somaliland, ayaa waxaa ay saaka xukun adag ku riday Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska. Maxkamadda, ayaa 7...

Falanqayn: Maxa keenay in jabhadii Cawaale ka tanaasusho go’aankeedii hore ??

0
Afar arrimood  ayaa sabab u ah in jabhadii dhowaan lagu dhowaaqay  la soo afjaro: Gobolka Awdal waxaa gobolkii aqoonta iyo ilbaxnimadda Somalidda, waxaana lagu...

Guddoomiye Ku-Xigeenka UCID Wuu La Ambaday Dacwadda Wasiirka Shaqo-gelinta” Siciid Maxamuud Gahayr

0
Waxa aan daawaday Guddoomiye ku-xigeenka Kowaad Ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Muxumed Xasan (Buuni) oo shalay (30kii Disember 2018ka) u warramaya Suxufi Faysal Maxamed Aadan...

Siyaasiyiinta Madasha Wada Tashiga Oo Ka Hadlay Xaaladda Qalafsan Ee Ka Taagan Golaha Wakiilada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyasiyiinta madasha wadatashiga oo Hargeysa kulan ku yeeshay ayaa ka hadlay xaaladda qalafsan ee ka taagan golaha wakiilada Somaliland iyo murranka ka...

Letter Of Congratulations To The Us President-Elect Donald Trump

0
The Honourable Donald Trump The President-Elect of the United States of America Current Address: The Trump Organization 725 5th Avenue, New York, NY 10022, USA Phone: (212) 832-2000 Fax:...

BURCO WAA HOOYADDA HALGAMAYAASHA WAY OGTAHAY MUJAAHID MUSE BIIXI, SIDAASAY CIIDII BURCO LA DHAQAAQDEY.

0
Guutooyinkii ciidankiyo, geeshashkii samatar Faqashtii waxay geysatiy,gabiyow kooxdiisi Gumaadk iyo xasuuqay faleen,Gaani iyo Moorgan Gasiiriyo barbaartii la dhigay,xalane geestiisa Guurtidii Burcee lagu dhugtamey,gobabka baashooda Gardarrada dalluuntiyo raggii,loogu guray ceelka Eaa...

Kulan Loogu Gogol Xaadhayay Mashruuca GPE oo Ka Qabsoomay Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa ka qabsoomay kulan loogu gogol xaadhayay mashruuca GPE (Global Partnership for Education), kaasi oo taageera waxbarashada, kana...

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim...

0
IINNA LILAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJACUUN,naf walba way dhadhamin geerida goor ay noqotaba,waxan halkan tacsi uga diraynaa geerida ku timid Ganacsade Ibraahim Cabdi Kaahin...