Ma Jirto Saaxada Siyaasada Somaliland Dano Siyaasadeed Oo Ay Wadaagaan Siyaasiyiinta Hanka Leh Ee...

0
Hadayse U Dabrantahay Saaxada Siyaasadu Murashaxiinta Madaxwaynaha Xisbiyada Siyaasada Ee Hamuunta Xoogan U Qaba Kursiga Madaxwaynaha” Maxaa La Gudboon Siyaasiyiinta Hanka Leh Ee Sadexda...

TACSI: Alle Ha U Naxariistee; Fanaan/Abwaan Rashiid Bullo Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxaa xalay goor danbe ku geeriyooday gurigiisa magaalada Hargeysa Alla ha u naxariistee Rashiid Balluu Ibraahim, oo ku caan ahaa Rashiid Bullo. Wuxuu...

Cugashada Guracan & Sooyaalkii Seed: Qaybtii 10 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Fashilkii shirka: Shirkii dhawaan lagu afmeeray Hotel Ambassador ee caasimadda Hargeisa wuxuu ahaa...

Gudoomiyaha Cusub ee Ciyaaraha Fudud soo bandhigay qorshayaal lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Cusub ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaaro), ayaa daboolka ka qaaday cabaqadaha rasmiga ah ee hortgaan...

Hambalyo Abwaan Cabdiwaaxid oo Xorriyadiisa dib u Helay! Amb. Kaysar Cabdilaahi

0
Si Alliyo faduul baan ku imi sabadan xeebeede Weligayba saar iima qaban suudhan Doonyaha'e Senge dhabarki saymiyo colbaan saami ku lahaaye Sir iyo...

Duruusta Ramadaanta: Sunnayaasha Soonka Q. 2aad. [MIDHAHA DIINTA]

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Idilkiin Ramadaan kariim meel kasta oo aad joogtaan. Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa qaybtii 1aad ee Sunnayaasha Soonka oo dhawr qaybood...

Hargeysa: Xisaabiyaha Guud Oo Ka Badheeedhay Curyaaminta Shaqadii Qaranka.Laaluushna Ka Dalbanaya Hay’adihii Dawladda.

0
Maalmihii U Danbeeyay Waxa Isa Soo Tarayay Cabashooyin Ka Imanaya Hay’adaha Dawaladda Sida Wasaaradaha Iyo Hayadaha Kale Ee Madaxa Banaan Qaarkood,Cabashadaasi Oo Ku Aadan,...

Saamaynta Cudurka Duumadda iyo Africa. Qallinkii: Deeq Yusuf Ducaale Sed (Deeq Shugri)

0
Daraasad lagu oogaaday aadanaha “dadka” ku nool adduunka haatan ayaa lagu qiyaasa 7.5 bilyan oo qof, darasadan ayaa ah june,2016 “World Population Clock”. Hadaba...

Maareeyihii hore ee Televishanka Qaranka Somaliland oo ka hadlay Xilka laga Qaaday

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Maareeyihii hore ee Televishanka qaranka Somaliland Muuse Faarax Jaambiir ayaa ka dareen celiyey xil ka qaadistii uu ku sameeyey wasiirka Wasaaradda Warfaafinta...

Gefkii laga galay wiilkii Gabooye : Waxa Qoray Cumar Seerbiya

0
HargeisaPress —Saw ma jirto waxbaaha qaar aanayd jeclaysan  inaad adigu ahayd qofkii ogaa  marar badana saw isma  tidhaahdid  naftaada ku qanci inayna waxba ka...