Hargaysa: Shirkadaha Dhiig Miiratada Ah Iyo Dawlada Oo U Shuraakoobey Shacabka.

0
Shirkadaha ka shaqeeya laydhka iyo kuwa isgaadhsiinta ayaa cashuur ay saartay dawlada Somaliland isku dhaafiyay shacabka oo markii horaba la tacaalayay lacag xad dhaaf...

Madashii Haldoorka Bulshada Kulmisay + SAWIRRO

0
Goobtu waa huteelka maamuus ee caasimadda hargaysa,waxa madasha buux dhaafiyay,siyaasiyiin miisaan culus ku leh gobolka geeska africa,madax dhaqameed isugu jira,salaadiin,boqorro,iyo cuqaal,saraakiisha ciidamada qaarkood,masuuliyiin ka...

Barnaamijka “Hiilka Nebigeena (csw)” oo Culimadu soo bandhigeen: Daawasho Wacan

0
Culimada ugu waaweyn wadanka ayaa ka qayb-galay Barnaamij loogu magacdaray “Hiilka Nebigeena Muxammed (csw)”; kaasi oo loogu talogalay in ummadda Muslimiinta ah meelkasta oo...

SHOWGA Habeenka Ciida Magaalada Ankara Ee Dalka Turkiga.

0
ANKARA— Ogaysiis dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Ankara in Habeenka Ciida ay kaga tumi doona Fanaaninta aad loo jecelyahaye ee kala ah...

Inaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Tacsi: Geerida Saddexdii Geesi

0
iyada oo Geeridu ay Tahay mid sugaysa Noole Kasta Oo Dunidan Guudkeeda jooga, Qof kastana uu Maalin Maalmaha ka mid ah uu Xabaal geli...

MUSTASHAR AHMED ARWO …….6DA APRIL IYO TAARIIKHDA SNM IYO MAALIN DHACDO KALE AY KU...

0
Waa barnaamaj khaas ah oon wax yar ka iftiimin doono maalintii SNM London lagaga dhawaaqay6 June 1981, oon goobjoog u ahaa iyo midnimadii ka...

BERBERA: Waraaqaha Keena Oo Basaska Dib u raaca !!

0
Wakhti kastaa wuxuu wataa waayihiisa waxaan xasuustaa doorashadii Golahayaasha Deegaanka Dalkan JSL ayaa waxaa dhacday in musharax kastaa uu soo samaysto Kaadhadh (Cards) uu...

“UCID Laguma Xajiimoodo Ee Waa Lagu Barwaaqaystaa” Godomiyha Abaabulka Ucid Ee Qaaradda Europe

0
Anigu Ah Godomiyha Abaabulka Ucid Ee Qaaradda Europe Marwa Samia Muse , Waxaan Aad Oga Xumahay Aflagaadada Ka Soo Yeedhay Xubin Ka Tirsandeen Xisbiga...

“Doorashooyinka la Isa Saaray Waa Hawl Hor leh ee Qaabkee ayay u dhacaysaa” Aadan...

0
Wasiirkii hore ee Cadaaladda Somaliland Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare), ayaa sheegay in doorashooyinka madaxtooyadda iyo Golaha Wakiiladda ee la is raaciyay ay tahay hawl...

DHAMBAAL TACSI AH OO KA YIMID MUSTASHAR AXMED CARWO KUNA SAABSAN GEERIDA MAXAMAD CABDI...

0
Waxaan tacsi u dirayaa ehelka,,tafiirta, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum MAXAMED CABDI AADAN (ISKEERSE) ka tegay meel kasta oo ay joogaanba ....