SHOWGA Habeenka Ciida Magaalada Ankara Ee Dalka Turkiga.

0
925

ANKARA— Ogaysiis dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Ankara in Habeenka Ciida ay kaga tumi doona Fanaaninta aad loo jecelyahaye ee kala ah Ikraan Caraale, Princess Istaahil,Xaamud Ubax, Macalinka Muusishanka da’da yar ee Saxardiid Maxamed Saxardiid (SMS) iyo Fanaanin kale oo badan ee ha Mooganin Maalinta habeenkeeda oo ku began 11ka bishan Augusta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here