“UCID Laguma Xajiimoodo Ee Waa Lagu Barwaaqaystaa” Godomiyha Abaabulka Ucid Ee Qaaradda Europe

0
931

Anigu Ah Godomiyha Abaabulka Ucid Ee Qaaradda Europe Marwa Samia Muse , Waxaan Aad Oga Xumahay Aflagaadada Ka Soo Yeedhay Xubin Ka Tirsandeen Xisbiga Ucid , Waxaanan Rabaa Inaan O Sheego Qof Kasta Oo Xisbiga Ka Baxayaa Amma Ka Baxay Waxaa Fiican Inaad Aflagaado La’an Aad Kaga Baxdid Adiga O Ah Qof Xor Ah Oo Markasta Dhaweraya Wada Shaqayentii Iyo Wanaagi Fiicnaa , Because Marka Guri Lagaa Furo Albaabkiisa Waxaad Tahay Marti Wanaag Iyo Sharaf Mudan Haddi Aad Go’ansatid Isla Markaas Inaad Albaabkii Aad Ka Soo Gashay Ka Baxdid Waxaad Mudantahay Inaad Tidhaahdid Macasalaama Laakin Inaad Aflaagadoo Ku Jawaabtid Waa Ayaan Daroo Wallaahi.

 

Waxaan Layaabay Laakin Xisbi Baan Ahaan Jiray Waanan Ka Soo Baxay Haddana Ucid Baan Soo Galay Haddana Xisbigaygii Ayaan Ku Noqday Oo Ucid Waan Ku Xajiimooday !!!!!!! Wallaahi Ucid Waa Xisbi Daacad Ah Qof Kastaana Qaladkuu Ka Galo Kama Faa’ido , Because Daacadi Ma Hongoodo Ucidna Mar Walba Hore Ayay O Soconaysaa Inshaa Allaah Hangaraarac Hal Lug Uma Dhitiyo Alxamdulilaah.

samia

1-        Qolada Aflagaadada Ucid Mar Kasta Ku Wadda Markay Digarugtaan Waxaan Leeyahay :

Jacayel Talo Yarii Ku Bermay Tariikh Xumadii Kaa Raacdey Soyaalka Ha Kuugu Taalo, Talaabo Dag Dag Hore Aad Ugu Qaaday Sidaas Awgeed Aad Ugu Turin Turoowtay

 

Tusaale Ha   Kuu Ahaato!!!!!

 

2-     Qolada Sacabka Markasta O Tumaysana Ee Ucid Caydeeda Soo Dhaweyenaysana Waxaan Leeyahay :

Waxay Geeso Yeesheen Kolkii Guushu Noo Timide   Oo Guulle Noo Hiilliyaye Guuray Cadowgiiye  Kolkaasey Gadaal Ugu Baxeen Gacantogaalayse   Kolkaasey Gafuurrada Xirteen Waa Gurracantaase  Wuxuu Galo Wuxuu Gudo Ninkani Waannu Garanyene Guul-Darraduna Waa Tii An Hurin Guulle Idankiiye

 

 

Godomiyha Abaabulka Ucid Ee Qaaradda Europe

Marwa Samia Muse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here