Socdaalkii Saadaasha Wacan…Qaybtii Kowaad..Axmed Carwo

0
Waxa aanu u dhaqaaqnay dalka UK, kooxdayada  waxa na hogaaminaaya Madxaweyne Axmed Maxamed oo uu ku weheliyo Guddomiye Muuse Biixi. Madaxweynha oon marna ka...

“UCID Laguma Xajiimoodo Ee Waa Lagu Barwaaqaystaa” Godomiyha Abaabulka Ucid Ee Qaaradda Europe

0
Anigu Ah Godomiyha Abaabulka Ucid Ee Qaaradda Europe Marwa Samia Muse , Waxaan Aad Oga Xumahay Aflagaadada Ka Soo Yeedhay Xubin Ka Tirsandeen Xisbiga...

SHOWGA Habeenka Ciida Magaalada Ankara Ee Dalka Turkiga.

0
ANKARA— Ogaysiis dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan magaalada Ankara in Habeenka Ciida ay kaga tumi doona Fanaaninta aad loo jecelyahaye ee kala ah...

Ururka Qareenada Somaliland Oo Cambaareeyay Xadhig Lagula Kacay Garyaqaan Ka Tirsan

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha ururka qareenada Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka mid ah ururka qareenada ayaa si adag uga hadley una cabaareeyeen xadhig ciidamada Boolisku...

“Doorashooyinka la Isa Saaray Waa Hawl Hor leh ee Qaabkee ayay u dhacaysaa” Aadan...

0
Wasiirkii hore ee Cadaaladda Somaliland Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare), ayaa sheegay in doorashooyinka madaxtooyadda iyo Golaha Wakiiladda ee la is raaciyay ay tahay hawl...

Madaxweyne ku xigeenka oo gaadhay Washington Dc ayaa Bari la kulmi doona...

0
WASHINGTON , (HargeisaPress) — Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo maalintii Arbacadii ka dhoofay garoonka Diyaaradaha ee Egal International...

DHAMBAAL TACSI AH OO KA YIMID MUSTASHAR AXMED CARWO KUNA SAABSAN GEERIDA MAXAMAD CABDI...

0
Waxaan tacsi u dirayaa ehelka,,tafiirta, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuum MAXAMED CABDI AADAN (ISKEERSE) ka tegay meel kasta oo ay joogaanba ....

Xaraam Caleek Yaa Somaliland !! Ma Diirkaa Naxyno! Damqashada Aqoon! Ma Dareen Kaliya !...

0
Wallaahi Waa xaraam in maalin walba lagu dilo La Taliye Ciidan isaga u waajibkiisi gudanaya!! Ilaa maalinti aan siyaasada Somaliland soo dhex galay waxyeelada...

HORTA ANIGU YAAN KU XIGAY!: M-weyne ku-xigeen Cabdiraxmaan Saylici Ayaa Mar Laga Sheegay-W/Q: Mujaahid...

0
Waa Ilaahay mahadii haddii wasiir Abiib nooga markhaati furay maamul xumada iyo kacaanimada beeleysan ee taala qasriga madax tooyada, wuxuu yidhi haddii dabaakhiintu badato...

Hubaal Aqoonsigu Wuu Iman Maalintiisa Ee Yaan Dedaalka La Yaraysan By: Cali Xasan

0
Somaliland waa qaran tis qaaday wuxuuna hada ku dhawyahay 25 jir  waa wadan  wadamada kheyrkii  ee kula yaala mandaqada Geeska Africa, indhaha caalamka ayey...