Wadahadalkii Somaliland Iyo Soomaaliya Ayuun Bay Muqdisho Qalad U Fahamtay! By: Mohamed Hagi Mohamoud

0
"Velvet Divorce" waa ammuur siyaasaddeed iyo hab dalalka kala baxayaa ay raacaan oo ah ka ugu nabdoon.   Tusaalaha ugu wanaagsan waxa lagu soo qaataa sidii...

Xanshashaq: Sidee dadku wax u xadaa? Xasan C. Madar

0
"Ma waxad u malaynaysaa in qufulku gurigaaga ka difaaco tuugta? Kama ilaaliyo, wuxuse ka ilaaliyaa in dadka caadiga ahi ku xadaan?" Sidaa waxa yidhi...

Degmada Arabsiyo Way Ka Kortay Qabyaalad Iyo Qof Jeclaysi Qallinkii: MOHAMED ABDI JAMA DHIMBIIL

0
Dadka degan deegaanka arabsiyo waa dad is ah oo isku tabasho ah oo isku dan ah hadii aan meel looga soo wada jeedin baahiyaha...

HAMBALYO MEHER: Jamaal Xuseen Axmed (Dhabeeye Jamal) iyo Farduus Cabdiraxmaan + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq...

Hambalyo Meher: Mustafe Cabdi Jibriil iyo Hibaaq Cabdi Cumar + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq...

MA LIHID XAQ AAD KU MIDAYSO COLLAAD IYO NABAD, OO WAANEY IS GALEYN.

0
Dadkii in yar oo lax dhunkanni abaar ma og ah ayaa u soo baxday. Intaa yar waxa ay kaga dhagtay "xaq baan u leeyahay"....

Faro-galinta Qaawan ee Lagu Hayo Saldanada SUBEER AWAL, Oo Daaha Ka Fayday Danaha Siyaasadeed...

0
Sharaf iyo karaamo ayay huwantahay Saldanada Guunka ah ee Subeer Awal oo soo taxnayd tan iyo 1775 kii, laguna gardaadiyay deegaanka SUUQSADE oo ka...

Fahanka Caqiidada “We & Them” Iyo Saamaynteedaba. Qallinkii: Ahmedyasin Sh Cumar Ahmed Fure ...

0
Aduunka sadexaad waxaa lagu qiimeeyaa oo ugu  waawaynaa sadexdan qaybood waa siday ay wax u qiimeeyeene Da’da iyo heerka nolosha  biniaadanka( people have lower life expectancy) Aqoonyarida...

Madashii Haldoorka Bulshada Kulmisay + SAWIRRO

0
Goobtu waa huteelka maamuus ee caasimadda hargaysa,waxa madasha buux dhaafiyay,siyaasiyiin miisaan culus ku leh gobolka geeska africa,madax dhaqameed isugu jira,salaadiin,boqorro,iyo cuqaal,saraakiisha ciidamada qaarkood,masuuliyiin ka...

Geeluna tawaawaca kolka biyaha loo tubo ways tibaax yaqaanaa Qallinkii: Ahmedyasin Sh Cumar Ahmed...

0
Bulshadeena bari ilaa galbeed (Saylac ilaa Lascaanod) yar iyo wayn hadafka  nololeed ee horumarka aqoonta iyo isku filnaanshiyaha shakhsiga ah ee maal iyo caqliba...