HAMBALYO MEHER: Jamaal Xuseen Axmed (Dhabeeye Jamal) iyo Farduus Cabdiraxmaan + SAWIRRO

0
1303

HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Jamaal Xuseen Axmed (Dhabeeye Jamal) iyo Farduus Cabdiraxmaan oo Maanta meherkoodu ka qabsoomay Magaaladda Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

mkj

Waxaan Hambalyo iyo Boggaadin qaaliya Hawadda u marinayaa Walaalkay Jamaal Xuseen Axmed (Dhabeeye Jamal) iyo Dumaashiday Marwo Farduus Cabdiraxmaan Maxamed oo Maanta Sep. 4, 2016 Meherkoodu ka qabsoomay Hotel Ambassador ee magaaladda Hargeisa.

mnhh

khjff

Annigoo Wakiil uga ahaa Farxadda Xafladda Meherkiisa, maadaama oo aanu Dalka joogin, waxaan ILAAHAY uga baryeynaa inay noqdaan kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Bash-Bash iyo Barwaaqo.

mmmh

mhj

Sidoo kale waxaan u mahad-naqaynaa Madax-dhaqameedkii, Cuqaashii, Masuuliyiintii, Ehelka, Asxaabta iyo cidkasta oo ka soo qeyb-gashay, sidoo kalena qeyb laxaad leh ka qaadatay qabsoomidda Xafladda Maherka.

 

Ugu dambeyntii,Waxaanan ugu duceynaynaa Reerkan cusub ee ku soo biiray qoysaska Islaamka Ducaddii Rasuulka .

بارك الله لنا و بارك علينا وجمع بيننا في خير

kjjj

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here