Hambalyo Meher: Mustafe Cabdi Jibriil iyo Hibaaq Cabdi Cumar + SAWIRRO

0
1585

HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Mustafe Cabdi Jibriil iyo Hibaaq Cabdi Cumar  oo Maanta meherkoodu ka qabsoomay Magaaladda Hargeysa. Waxaan Alle uga baryayaa inuu ka dhigo qoyskii barwaaqo iyo ubad saalax ah kala hela. Aamiin….Aamiin

meh 3

meh 1

meh 4

meh

meh 6

alfa mabruuk al fa mabruuk hambalyo hambalyo

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here