Qaabilaaddii Quruxda Badnayd iyo Qadadii Reer Qoryaale ee Weftiga KULMIYE + SAWIRRO

0
Qoryaale , (HargeisaPress) — Dadweynaha ku dhaqan degmada Qoraale ee Gobolka Togdheer, ayaa si ballaadhan u qaabilay wefti culus oo ka kooban hoggaanka KULMIYE...

Somaliland Oo Rejo Ka Qabta In Caalamku Wax ka Qabto Hub Ay Dawladda Masar...

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Xukuumadda Somaliland ayaa dhaliilo culus u soo jeedisay Soomaaliya, waxayna dambi iyo xad gudub sharci ku tilmaantay in Dawaldda Masar ay...

Imaaraadka Carabta Oo Si Kulul Uga Jawaabay Lacagtii Diyaaradu Siday Ee Muqdisho Lagu Qabtay

0
Dubai,(HargeisaPress) —Imaaraadka Carabta ayaa ka jawaabay eed ay dawladda Soomaaliya u jeedisay oo ahayd inay UAE Muqdisho gaysay diyaarad siday lacag aan la garanayn...

Madaxweynaha Somaliland oo Shacabka Reer Berbera Kala Qayb-galay Tukashada Salaadda Jimcaha + SAWIRRO

0
Berbera, (HargeisaPress) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil kala qayb-galay tukashada salaadda Jimcaha. Madaxweynaha...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Mashaariic Waaweyn oo Magaalada Berbera Laga Hirgeliyey, Kuwo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Berbera ee gobolka Saaxil, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic...

Mareykanka oo Xayiraad Ku Soo Rogay Shiinaha Sababo La Xidhiidha Muslimiinta Uighur

0
Washington (Hargeisa Press)- Mareykanka ayaa saraakiisha xudduudaha ku amray in aanay ogolayn in dalkaasi la soo geliyo shixnadaha qaar ee laga soo dhoofiyo qeybo...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Wasaaradda Waxbarasahda Somaliland Oo Wada Jir U Bilaabay Qorshe Looga-Gol...

0
“Kulankan Ayaa Daba Socda Siyaasadda Xukuumadda Ee Tayaynta Waxbarashada Dalka Iyada Oo Shirkii Ugu Dambeeyey Ee Golaha Wasiirrada Jsl Lagaga Hadlay Habka Iyo Hanaanka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Caawa Guure ku tagay Magaaladda Berbera

0
Berbera,(HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa safar aan hore loo shaacin galinkii dambe ee Jimcaha ku yimid Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka...

Madaxweyne Barack Obama oo Soomaaliya u Magacaabay Danjire Cusub

0
WASHINGTON, DC (HargeisaPress) —Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa u soo  magacaabay Isniintii shalay ahayd danjiraha cusub ee Mareykanka u joogaya Somalia, Stephen Michael Schwartz.   Warbixin...

Dagaal Maanta Deegaanka Yayle Ee Gobolka Sool Ku Dhex Maray Laba Beelood Oo Walaalo...

0
laascaanood, (HargeisaPress) —Warar hada naga soo gaadhay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool  ayaa sheegay in maanta dagaal ku dhex maray deegaanka yayle oo...