Xisbiga Waddani Oo Hadhimo Sharafeed Qaran Ku Maamuusay Madaxweynahii Hore ee Somaliland + DAAWO...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madal aad u qurux badan oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla mar ahaantaana uu Xisbiga mucaaradka ah ee...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Iyo Wasaaradda Waxbarasahda Somaliland Oo Wada Jir U Bilaabay Qorshe Looga-Gol...

0
“Kulankan Ayaa Daba Socda Siyaasadda Xukuumadda Ee Tayaynta Waxbarashada Dalka Iyada Oo Shirkii Ugu Dambeeyey Ee Golaha Wasiirrada Jsl Lagaga Hadlay Habka Iyo Hanaanka...

HARGEYSA: Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Shan Sanno Oo Xadhig Ah

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamida madaxdhaqameedka Somaliland kuwooda ugu caansan ayaa lagu xukumay shan sanno oo xadhiga, kaddib markii ay Maxkamadda...

Dawladda Somaliland Oo Aqbashay Dedaalka Nabadeed Ee Qaramada Midoobay Iyo Wadamada IGAD & Puntland...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Dawladda Somaliland ayaa la sheegay inay ogolaatay dedaal ay dalalka IGAD iyo Qaramada Midoobay ku doonayaan in xabad joojin la dhex...

Layla C/laahi: Guulaystaha Koowaad Ee SLNA Ee Sanadkan 2020-ka

0
Burco (HP): Layla C/laahi, oo ah muwaadin reer Somaliland ah oo degan dalka Ingiriiska ayaa ka mid noqotay guulaysateyaasha Somaliland National Award Price ee...

Badhasaabka Gabiley oo Kormeeray Xafiisyadda Dowladda

0
Gabiley (Hargeisa Press)- Gudoomiyaha gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta kormeer kadis ah ku tegay qaar ka mid ah xafiiyadda dawladeed ee ku...

Golaha Degaanka Cardiff Oo Somaliland Aqoonsanaya

0
Cardiff, (HargeisaPress) —Somaliland Xornimadeedii waxa ay kala soo noqotay Somalia 1991kii,taas oo ay halgan dheer u soo gashay, isla markiiba 18kii bishii may 1991kii...

Daawo Muuqaal: Wasiir Samaale iyo wasiir Maxamed Biixi Yoonis Oo Ka Hadlay Hadal Haynta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa maanta qado sharafeed ku maamuusay Hogaanka dhaqanka ee...

Daawo Muuqaal: Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland oo ka Hadlay Dilka Taliyaha Booliska Saaxil

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Faysal Xiis Ayaa Shaaca Ka Qaday  Dilka Taliyaha Qaybta Ciidanka Booliska ee Gobolka Saaxil Alle Haw Naxariistee C/Risaaq...

Guddida Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Wajigii Labaad Ee Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Awdal...

0
boorama, (HargeisaPress) — Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta soo gabagabeeyey wajigii labaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka socotay gobolka awdal.   Waxaana ay gudiidu baq...