Maamulka Saaxil Oo Soo Dhaweeyey Ardaygii Gobolkaas ee soo baxay Barnaamijkii Shaqo Qaran
Berbera (Hargeisa Press.com): Maamulka gobolka Saaxil, masuuliyiinta laamaha kala duwan ee gobolka iyo dhallinyaro aad u tira badan ayaa magaaladda Berbera ku soo dhaweeyay...
Somaliland: Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta Oo WFP Kala Wareegay Saddex Gaadhi
Hargeysa(Hargeisa Press.com): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ahna ku simaha Wasiirka wasaaradaas Eng. Xuseen Ibraahin Buuni, ayaa maanta saddex Gaadhi kala...
Madaxweyne Silaanyo Oo Gurmad Soo Gaadhsiiyay Dadka Yarta Ah Ee Ku Nool Burco
Burco,(HargeisaPress)—Madaxweynihii hore ee Somaliland Mud. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta Gurmad Soo Gaadhsiiyay Dadka Yarta Ah ee ku dhaqan magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.
Deeqdaasi...
Dowladda Soomaaliya oo si deg deg ah ugu yeertay safiirrada ka jooga Suudaan iyo...
Mugdisho,(HargeisaPress)—Dowladad Soomaaliya aya maanta muddo toddobaad ah ugu yeertay inay dalka ku soo galaan safiirrada Soomaaliya u fadhiya dalalka Suudaan iyo Masar,sida lagu sheegay...
Wasiirka Maaliyada Iyo Gudoomiyaha Baanka Oo Shaaciyay Shirwayne Loo Qaban Doono Hayadaha Maaliyada Somaliland
Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasiirka wasaarada maaliyada iyo gudoomiyaha baanka dhexe ayaa si wadajir ah ushaaciyay shirayne loo qaban doono haayada maaliyada ka shaqeeyay
Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/MAslC6qSFZk
Ingiriiska Oo Bilaabay In Uu Tababarro Milateri Siiyo Ardayda Wax Ka Barata Dugsiyada Islaamiga...
LONDON,(HargeisaPress)—Warbixin ay faafisay xarunta isgaadhsiinta gobalka oo ay leedahay xukuumadda Ingiriisku ayaa lagu sheegay in cutubka tababarrada ee ciidamada Ingiriisku uu waxbarasho milateri siiyo...
Badhasaabka Awdal Oo La Sheegay Inuu Muddo Bil Ku Dhow Fakad Kaga Maqanyahay Gobalkiisa
Hargeysa,(HargeisaPress)—Badhasaabka gobalka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali, ayaa muddo bil ku siman fakad ku jooga magaalada Hargeysa, isagoo ka soo cararay gobalka Awdal ee uu...
Warbixin Shaacisay in Somaliland Ka Nabadgelyo Badan Tahay London
London (Hargeisa Press.com): Warbixin ay baahisay laanta af Ingiriisiga ee dunidda la hadasha ee Idaacadda BBC-da, ayaa lagu sheegay in Boqolaal Dhallinyarro ah u...
Ardaydii Dhamaystay Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Lagu Soo Dhaweeyay Burco Boorama iyo Gabiley
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Qaybo ka mida dhalinyaradii soo dhamaysatay barnaamijka shaqo qaran oo muddo saddex bilood ah uu tababar uga socday degaanka Dar-darweyne oo...
Wajeer: Shirkad Caanaha Geella Dibadda U Dhoofisa
Wajeer (Hargeisa Press.com): Ganacsato Soomaali ah oo ku nool magaaladda Wajeer ee woqooyi Bari dalka Kenya ayaa noqday ganacsatadii u horeeyay oo caanaha Geella...