Madaxweyne Silaanyo Oo Gurmad Soo Gaadhsiiyay Dadka Yarta Ah Ee Ku Nool Burco

0
808

Burco,(HargeisaPress)—Madaxweynihii hore ee Somaliland Mud. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta Gurmad Soo Gaadhsiiyay Dadka Yarta Ah ee ku dhaqan magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.

Deeqdaasi Raashinka ah ayaa loogu talagalay inay ka faa’iidaystaan dadkii danyar ah ee dhawaan waxyeeladu ka soo gaadhay roobabkii ka da’ay Gobolka togdheer.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here