Wasaaradda Gaadiidka Somaliland Oo Awaamiir Cusub Ku Soo Rogtay Baabuurta

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasaaradda gaadiidka iyo Jidadka Somaliland ayaa shaacisay in ay dalka keenayso qalabka lagu yareeyo xawaaraha ay gawaadhidu ku socdaan si looga...

Mudaharaad Rebshado Watay Oo Ilaa Gabal-dhicii Ka Socday Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press.com): Wararka naga soo naga soo gaadhaya magaaladda Laascaanood ayaa sheegaya in maanta ay mudaharaadyo rebshaddo watay ka dhaceen magaaladaasi, kaasoo socday...

Wakiiladda Koonteenarradda Berbera Oo Maanta Shaqo Joojin Sameeyay

0
“Tallaabadda wakiiladda Koonteenarradu waa fawdo ay ku doonayaan in ay ku xalaashadaan lacagaha sharci darradda ah ee ay ka qaadi jireen ganacsatadda yar yar”......

Qaxootiga Suuriya ee Turkiga ku sugan oo wakhti kama dambays ah loo qabtay si...

0
ISTANBUL -Kumannaan ruux oo qaxootiga Suuriya ah ayaa haysta tan iyo Talaadada si ay uga baxaan magaalada Istanbul haddii kalana waa laga tarxiili doonaa...

Somaliland: G/Komishanka Xuquuqda Aadanaha Oo Ka Warbixiyay Waxyaabihii U Qabsoomay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Komishanka Xuquuqda Aadamaha Qaranka Somaliland, ayaa ka war bixiyay hawlaha shaqo ee ay qaranka u qaabilsan yihiin iyo waxyaabihii muddooyinkii u...

Somaliland: Bilawga Dayac-tir Dib Loogu Dhisayo Waddada u Dhexaysa Degaannada Adhi-caddeeye iyo Tuulo Samo-kaab...

0
Hargeysa (HargeisaPress )-Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo kaashanaysa Shirkadda Axmed Suudi Construction Company, ayaa bilawday dayac-tirka jidka u dhexeeya degaannada Adhi-caddeeye iyo...

Saaxil: Badhasaabka Oo Xadhiga Ka Jaray Jidka Berbera iyo Dhaymoole

0
Dhaymoole (Hargeisa Press.com): Badhasaabka gobolka Saaxil Eng. Axmed Cismaan Xasan,  ayaa maanta xadhiga ka jaray Waddo isku xidhi doonta magaaladda Berbera iyo tuuladda  Dhaymoole...

Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Maanta Puntland Ku Dhexmaray Hadaftimo

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku eedaysay dawladda taagta daran ee Soomaaliya gaar ahaana maamulka Puntland in ay daan-daansi dagaal iyo colaad...

Hargeysa oo Mar Kale Laga Furay Xafiisyo Laga Qaato Baasaboorka Soomaaliya, Magaca Shirkad Qandaraas...

0
Baadhis Daaha ka qaadday Goobaha ay ku yaallaan Xafiisyada laga bixiyo, Cidda Ka masuulka ah iyo Dadkii loogu tagay iyagoo qaadanaya Hargeisa (Hargeisa Press)- Magaalada...

Warbixintii Ugu Danbaysay Ee Dagaalkii Dhexmaray Somaliland iyo Puntland

0
Badhan (Hargeisa Press) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalkii Ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland maanta ku...