Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Salaaddii Jimcaha La Tukaday Shacabka Hargeysa (SAWIRRO)

0
778

Hargeisa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta salaaddii jimcaha la tukaday qaar ka mida shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee Hargeysa oo ku tukanayey masjidka Ibraahim dheere ee ka Soo horjeeda jeelka weyn ee a Hargeysa.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here