Daawo: Fanaanka Codka Dahabiga ah leh ee Nuuradiin Cali Amaan oo soo saaray hees...

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Fanaanka codka macaan ee Nuuradiin Cali Amaan oo soo saaray hees Aad U Macaan                   Halkan hoose ka daawo muuqaalka   https://youtu.be/lNH6aaiI9Mo     HargeisaPress News Desk — Hargeysa info@hargeisapress.com

Golaha Guurtida Oo Isniinta Fadhi Ka Yeelanaya Muddo Kordhinta Xukumadda iyo Wakhtiga Laga Cabsi...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Golaha guurtida Somaliland ayaa Isniinta beri isugu imanaya fadhigoodii ay go’aanka kaga gaadhayeen muddo kordhin loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku...

“Madaxdii islaamka waxa ku adkaatay inay runta u sheegaan gaalada, dadka qaarkood sheekooyinka faasidka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa shaaca ka qaaday inaanay sharci ahayn samaynta wax kastoo lagu raaligeliyo makhluuqaadka, oo Ilaahay ka cadhaysiinaya,...

Wakiilka Somaliland U Jooga Waddanka Ireland Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Wakiilka Jamhuriyadda Somaliland U Fadhiya Wadankaasi Mudan C/RAXMAN Maxamed Adan Dheri  Waxa Mudadii Uu Socday Kulankaaasi Isaga Iyo Xildhibaanada PARLAMNAKA Uu...

Suldaan Sabayso Oo Markii Maxkamaddu Maanta Soo daysay Xadhigiisii Ku Tilmaamay Qafaalasho, Sheegay-na...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaan Mawliid Sabayso oo maxkamadda gobolka Hargeysa ay maanta amar ku bixisay in la sii daayo maadaama cidii soo ash-kataysay ay...

Madaxweyne Biixi Oo Tacsi Udiray Shacbiga Iyo Eheladii Uu ka Baxay Marxuum Caaqil Axmed...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...
Air Djibouti

Diyaarada Air Jabuuti oo Shil Ku Gashay Garoonka Diyaaradaha Garoowe

0
Garoowe (Hargeisa Press) - Diyaarada Air Jabuuti ayaa saaka shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, kadib markii ay soo wajahday cilad dhinaca...

Somaliland oo War Cusub Ka Soo Saartay Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirada Somalia

0
Hargeisa (Hargeisa Press) ― Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii u horeysay ka hadashay kulan uu Madaxweyne Muuse Biixi dalka Sacuudiga uu kula yeeshay Wasiiro...

Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Ganacsatada Uga Digtay Dad Aan Matalin Oo Diwaan galinaya

0
Hargeisa,(HargeisaPress) — Rugta ganacsiga Somaliland ayaa ganacsatada uga digtay dad aan matalin Rugta ganacsiga oo Ganacsatada Diwaan galinaysa. Qoraal ka soo baxay Gudoomiyaha rugta...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Tilmaamay Dareenka ka Dhashay Dilkii Taliyihii Booliska Saaxil

0
Berbera, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa tilmaan ka bixiyey dareenka uu shacabka ku dhaliyey dilka Taliyihii Qaybta...