Laascaanood: Wasaaradda Maaliyadda Oo Tababar U Qabatay Isu-duweyaasha Laamaha Dawladda

0
Laascaanood (HP): Wasaaradda maaliyadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta magaaladda Laascaanood ayaa tababar uga furtay isu-duweyaasha iyo masuuliyiinta laamaha dawladda ee ka hawl gala gobolka...

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Booqday Mashruuca Banka Wajaale

0
Tog-Wajaale (HP): Taliyaha guud ee ciidanka Booliska Somaliland sareeya guuto  Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa ciidamada booliska ku amray inay joojiyaan cunista Qaadka, taasi...

Buuhoodle: Saraakiisha Ciidamada Milateriga Somaliand oo Digniino Soo Saaray

0
Buuhoodle (Hargeisa Press)- Saraakiisha ciidamada Milateriga Somaliland ee magaalada Buuhoodle ayaa waxa ay maanta soo saareen digniino culus oo ku saabsan xaalada magaalada Buuhoodle. Saraakiishan...

Dawladda Jabuuti oo Ka Hadashay Saldhiga Ay Siisay Ciidamada Badda Itoobiya

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Dawladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ka hadashay warbixino ay baahiyeen warbaahinta gudaha dalka Itoobiya oo lagu sheegay in ciidamada badda...

Somaliland oo Ciidamo Badan Gaysay Magaalada Ceerigaabo

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)– Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka ciidamada Milateriga Somaliland ay dhaq...

Jaaliydda Somaliland dalka Holand oo si Meeqaamsare ah u soo dhaweeyay Dr. Adna Aaden...

0
Hargeysa(HargeisaPress)-Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee dalka Holand Maxamuud Cabdale Digaale iyo iyo Guddoomiyaha Ururka Nomad ayaa si Meeqaamsare ugu soo dhaweeyay Magaalada Amsterdam ee dalka...

Odayaasha Madasha Wada-tashiga oo Dacwad Ku Oogay Golaha Guurtida Somaliland iyo Sababta Keentay

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ee Somaliland, ayaa shaaciyey inay Maxkamadda Sare u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Golaha Guurtida...

Holland: Jaaliyadda Reer Somaliland oo Si Balaadhan u Soo Dhaweeyay Dr’s Edna Adan +...

0
AMSTERDAM- Jaaliyadda Reer Somaliland ee dalka Holland oo caawa si Balaadhan u Soo Dhaweeyay Dr's Edna Adan oo safar ku timiday. Waxaa goor dhawayd wadanka...

Waddada Berbera Corridor oo la dhammaystiri doono 10km bisha January ee sannadka 2020 +...

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa kormeer ku tegay goobaha ay ka socoto dhismaha waddada Berbera...

C/raxmaan Saylici Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Ka Qalin Jebisay Jaamacadda IHU

0
Boorama (HP): Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa  maanta  magaaladda Boorama kaga qayb galay munaasibad loo sameeyay arday ka qalin jebiyay jaamacadda Horn University faraceedda...