Holland: Jaaliyadda Reer Somaliland oo Si Balaadhan u Soo Dhaweeyay Dr’s Edna Adan + SAWIRRO

0
837

AMSTERDAM- Jaaliyadda Reer Somaliland ee dalka Holland oo caawa si Balaadhan u Soo Dhaweeyay Dr’s Edna Adan oo safar ku timiday.

Waxaa goor dhawayd wadanka Nederland soo gaadhay Drs.adna Aden Ismail Waxa garoonka schrpol airport kusoo dhaweeyaya gudoomiha jaliyada somaliland ee wadanka Nederland
Iyo uruurad ka hawlgaa wadanka Nederland.

la Soco Warka oo dhan..

Abdikarim Qoorgaab- HargeisaPress holland

DAAWO SAWIRRO

 

LEAVE A REPLY